Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

New constructions takes place in burco

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

New constructions takes place in burco

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 10, 2008 11:42 am

Badhasaabka Togdheer oo Xadhigga ka Jaray Dhisme Cusub oo Akadamiga Nabaddu ka Hirgeliyey Burco

--------------------------------------------------------------------------------



(Badhasaabka Togdheer oo Xadhigga ka Jaray Dhisme Cusub oo Akadamiga Nabaddu ka Hirgeliyey Burco )
hadhwanaag 2008-07-10 (Hadhwanaagnews) Badhasaabka Gobolka Togdheer Jaamac C/llaahi Biin ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo Akadamiga Nabadda iyo Horumarku ka hirgaliyay magaalada Burco.

Guddoomiyaha oo munaasibaddaa xadhig goynta dhismayaasha cusb ka hadlay ayaa sheegay inuu si weyn u soo dhoweynayo, xarunta Akadamigu ka dhisatay magaalada Burco, isagoo tilmaamay in dhismahani ka mid yahay guriyihii dawladda ee burbursanaa ee kharaabadaha ahaa, haddana ay ku faraxsan yihiin sida wanaagsan ee dib-u-dhiska iyo dayactirka loogu sameeyay.

Waxaannu intaa raaciyey in Akadamigu waxbadan oo dhinaca nabada ah ka qabtay degaanka Togdheer, haddana uu rajaynayo inay ka sii kordhin donaan oo dedaalka waxqabadkooda sii labanlaabaan.

Ugu dambeyntiina waxa uu Badhasaabku u mahadceliyay masuuliyiinta xafiiska Akadamiga, isagoo ballanqaaday inay gacan ka siin doonaan wixii ay maamul ahaan uga baahdaan.

Madaxa xafiiska Akadamiga ee Gobolka Togdheer Mr.Cali Cige ayaa isaguna xusay in xafiiskani yahay kii koowaad ee laga furo gobollada, isla markaana hawlaha ay qabtaan ay ka mid tahay xasillinta mushaakilaatka iyo khilaafaadka bulshada soo kala dhexgala, "Isku soo jiidista iyo gogoldhigida ayaanu u samaynaa".

Waxaannu Mr. Cali ballanqaaday inay dadaalkooda iyo waxqabadkooda sii kordhin doonaan, isagoo u mahadceliyay Madaxweynaha iyo Wasiirka Hawlaha Guud oo uu sheegay inay u oggolaadeen dhismahan inay dhistaan.

Waxa kale oo isna halkaa ka hadlay Mr.Siciid Axmed Maxamed oo ka tirsan masuuliyiinta Sare ee Akadamiga, waxaanu sheegay in xafiiska Akadamigu hore uga furnaa Burco, haseyeeshee ku jireen guri karo ah, maantase ay dhisteen xarun cusub.

"Akadamigu muddo toban sanno ah ayuu shaqeynayay, waxaanu hawsha ku bilownay safar dheer oo aanu ku tagnay min Lowyacaddo ilaa Laasqorey, kaasoo ujeeddadiisu ahayd sidii xogogaal u noqoshada xaaladda bulshada, kadibna xogihii aanu ka soo ururinay waxaanu ka samaynay buug, buuggaasina waxa uu noqday mid faa,iido iyo waxtar weyn yeeshay,"ayuu yidhi Mr. Sicidi Axmed, waxaannu xusay inay Akadamigu yahay goob lagu ururiyo xogaha iyo taariikhaha Somaliland si aanay u limin.

Waxa kale oo Mr.Siciid waxa uu tilmaamay inay marka murug siyaasdeed yimaad ay kaalin ka qaataan isu keenidda iyo wada fadhiisiinta, isla markaana ay qabtaan doodo laysku waydaarsanayo aaraahda iyo fikradaha,"Sidaa darteed xarunta Akadamiga iyo Nabaddu waa goob dhexdhexaad ah," waxaannu si gaar ah ugu mahadceliyay dhammaan dadweynaha iyo masuuliyintii kala duwan ee ka qaybgalay xafladda.

Dhismahan cusub ayaa waxa ku baxay dhaqaale gaadhaya lixdan kun oo dollar, waxana fulisay shirkadda Urban Conastarction Co. oo ka mid ah shirkadaha dhismayaasha ee ugu caansan Gobolka Togdheer, kadib markii ay ku guulaystay tartankii qandaraaska oo ay qaybgaleen shirakado tiro badan.

Xafiiska Akadamiga ee Burco ayaa gacan ka gaysta wax-ka-qabshada xasillooni-darrada ku timaadda nabadda, sidoo kale waxa uu tababarro u qabtaa cuqaasha, Booliska, dhallinyarada, xildhibaannada degaanka iyagoo siiya tababaro la xidhiidha xallinta imushaakilaadka ka dhasha khayraadka dabiiciga iwm.


Keyse Axmed Digaale

Kdigale@yahoo.com

Burco , Somaliland



Image

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: New constructions takes place in burco

Postby SahanGalbeed » Thu Jul 10, 2008 11:49 am

Madaxa xafiiska Akadamiga ee Gobolka Togdheer Mr.Cali Cige ayaa isaguna xusay in xafiiskani yahay kii koowaad ee laga furo gobollada, isla markaana hawlaha ay qabtaan ay ka mid tahay xasillinta mushaakilaatka iyo khilaafaadka bulshada soo kala dhexgala, "Isku soo jiidista iyo gogoldhigida ayaanu u samaynaa".


:lol:
Wax waalan weeye dadkani , walle iyo bille !
Waxay ku leeyihin --->"xafiiskani yahay kii koowaad ee laga furo gobollada"
:lol:

Of course , madafakas!! Anagu geed hoosti baynu la fadhisana garta.
It's not a building that's gonna change your fu.cked up mindset , madafakas! :lol:
Last edited by SahanGalbeed on Thu Jul 10, 2008 11:52 am, edited 1 time in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: New constructions takes place in burco

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 10, 2008 11:51 am

war sahangalbeed reer burco daa maxa kugu salliday :lol: :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: New constructions takes place in burco

Postby SahanGalbeed » Thu Jul 10, 2008 11:51 am

Dhakhtar , maddax xanuunka lagu daaweyo in loo furo weeye dadkan , lacag iska khasaartay baan ku arkaa halkaa anigu :lol:

User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: New constructions takes place in burco

Postby salafi_student » Thu Jul 10, 2008 11:54 am

Burco is a segregated place, People just don't cross to each other!


Sad isn't it ? .............

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: New constructions takes place in burco

Postby SahanGalbeed » Thu Jul 10, 2008 12:02 pm

Dhismahan cusub ayaa waxa ku baxay dhaqaale gaadhaya lixdan kun oo dollar


Lixdan kun oo doolaar , meel loogu furay niicniicda Habar Xabuushedka , miyaanay xaaran ahayn ?.

PS : Emperior , adigu inaar , rasaasta uun bartaa isoo dhig , aniga aqaan sidaan kelida uga mudayo kuwan e :lol:
Last edited by SahanGalbeed on Thu Jul 10, 2008 12:07 pm, edited 1 time in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: New constructions takes place in burco

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 10, 2008 12:06 pm

SahanGalbeed wrote:
Dhismahan cusub ayaa waxa ku baxay dhaqaale gaadhaya lixdan kun oo dollar


Lixdan kun oo doolaar , meel loogu furay niicniicda Habar Xabuushedka , miyaanay xaaran ahayn ? :lol:



war kii maanta wuu waashay dee war habarxabusheedka maxa kugu diiray maanta war habarxabusheed wa tolka
:down:

ana maanta ku maskax aah ina baxarow
Last edited by The_Emperior5 on Thu Jul 10, 2008 12:17 pm, edited 1 time in total.

Enlightened~Sista
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10831
Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
Location: Stonetown, Zanzibar

Re: New constructions takes place in burco

Postby Enlightened~Sista » Thu Jul 10, 2008 12:16 pm

yaay burco boodhe weyne! :love:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: New constructions takes place in burco

Postby SahanGalbeed » Thu Jul 10, 2008 12:22 pm

ana maanta ku maskax aah ina baxarow


Waa sax , adiguba waad iga baxda markeyga , tolnimada lagu sheega ba waa intaas .

Kala dambeynta haddaan anagu ilaashan wayno , dowladdaa "Akademi -ga nabad iyo horumarka" Arabsiyo inooga furi berito :lol:

User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: New constructions takes place in burco

Postby MJ-Pride » Thu Jul 10, 2008 12:43 pm

Reer Burco ma Intaan baa lugu sasabay, after they have been ignored every since Riyaale got to the office. War nimanyahow uunsi sida isku dhaamay and give something to HJ, even a bone wil do it :( :(


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 23 guests