Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

WAR IN THE LOWER JUBBA 10 DEAD

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

WAR IN THE LOWER JUBBA 10 DEAD

Postby The_Emperior5 » Fri Jul 18, 2008 12:09 pm

Dagaal ka dhacay Gobolka J/hoose oo ay ku dhinteen dad gaadhaya 10 qof iyadoo tiro intaa ka badana
Warkii 18-Jul-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamaya meel qiyaastii magaalada Kismaayo 100km u jirta kagana beegan Galbeedka ku dhexmaray dagaal keenay khasaare xoogan dagaal kaas oo ku bilaabmay si kadis ah kadib waan waan maalmihii lasoo dhaafay laga dhex waday labada beelood ee halkaasi wada dega iyadoo ay kala tirsanayeen aanooyin hore.


Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof halka 15 kalena ay ku dhaawameen dagaalka u dhaxeeya labada Beelood oo kala dega Tuulooyinka Buriyo iyo Baqdaad waxaana hadda goobihii ay dagaaladu ka dhaceen ku sugan Odayaal dhaqameed isku dayaya inay joojiyaan colaadan marba marka ka danbaysa sii xoogaysa.

Maalmii lasoo dhaafay ayaa waxaa tuulooyinka Buriya iyo Baqdaad ku sugnaa Odayaal dhaqameed doonayay inay halkaasi ka dhaliyaan nabad ay ku wada nooladaan labada Beelood ee wada deegaankaasi iyagoo labadaasi beelood ay horay ukala tirsanayeen aanooyin qabiil oo marba keenaysay in colaadu dib u cusbaanooto.

Waxaa mar kaliya jabay waan waantii laga dhex waday labada Beelood ee halkaasi wada dega waxaana ka bilaabmay dagaal keenay khasaarooyin kala gedisan oo naf iyo maalba leh inkasta oo hadda wararka naga soo gaadhaya ay sheegayaan in goobtii dagaalku ka qarxay ay dagan tahay ayna jirin hadda wax dagaal ah oo socda kaas oo u dhaxeeya labada Beelood.

Hadaba Gobolka J/hoose ayaa waxaa inta badan kusoo noqnoqda dagaalada noocan oo kala ah kuwaas oo u dhaxeeyay Beelaha wada deegaankaasi iyadoo sidoo kalena ay halkaasi ka jirin maamul isku daya inuu joojiyo colaadahan soo noqnoqda iyadoo uu Gobolkaasi noqday meel inta badan ka dhacaan rabshado.

Afnugaal News Desk

info@afnugaal.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 76 guests