Somalida
SOMALIA-dii hore ku dhalatay dhibaatada haysta waxa weeye , iyagoon wax kala garanayn , bayna hadeena afkooda hayasn karin
Djibouti , bilowgii waxa la odhan jiray Cotes Francaises des Somalis.TFAI waxa loogu bixiyay si cafartu iyaguna qayb ugu yeeshan waddanka , Somalia na laga soo reebo, designed by the French. Reer Jabuti niman sida Mahamud Harbi nin la odhan jiray bay lahayeen {Idiin maan dhalin e , do your own research on the man , madafakas, magacii baan idin siiyay !}
Mid kalaa iska soo galay oo wuxu yidhi
Jabuuti has 3 or 4 category citizenships, no Isaaq has the same citizenship as Ciise
Again waa khiyaali weeye .
Anigeygan idin la hadlaya , haddaanan
anigu is waalin , oon khiyaaliga isku badin , oon qaatka iska kala yarayn laha oon wixii kale na iska reebi laha , maanta 3 xiddigle hadday ugu yaraato baan Jabuti ka ahaan laha . Somaliland ma baan qabtayn, halkan na maanta ma baan joogi lahayn.Walaa ciise baa wax i diiday , walaa ismaciil cumar geele , walaa cid kale.
Jabuti ninka Isaaq ah ama ka Gadabuursi waa ka muwaadin . Reer jabuti asalka ah ,waa ka french ku hadla , reer jabutigu na qabyaaladu waabay ku cusub tahay , sidiina dadka ha wada moodina.
Another myth aan ka maqlo sakhraamiinta iyo wixii rer bariga ah baan "debunk"-garayna , insha Allah.
Waxay ku odhonayaan
Jabuui security is garanteed by the French-Legion
French foreign legion-ka maxa idin baray ?
1 regiment baa ka jooga Foreign Legion ka faransiiska { ilayn kolley garan maysaan e , Spain -na mid bay leedahay}, haddey ugu badato wa 1100 qof. Haddaba waxa jira ciidan kalo "Infanterie de Marine"-ka la yidha , markaa yacni "facts" baan idin siinay e FFL ciidanka ugu badan ee Jabuti jooga ma'aha .Khiyaaligu inaga kala yareeya somaliyey , Jabuti wax ka garana maysaan e , waxa dib idiin dhigay na
halkanay qaybi ka muuqata !