Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Goljano Lion » Sun Aug 03, 2008 4:57 am

http://www.hiiraan.com/news/2008/Aug/wa ... 3-4264.htm

Madaxda Dowladda Itoobiya iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu mad-madow soo kala dhexgalay
Axad, August 03, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo diblumaasiyadeed oo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayan in uu mad-madow soo kala dhexgalay Madaxda Dowladda Itoobiya iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.
Mad-madowga labada dhinac soo kala dhexgalay ayaa waxay wararku sheegayaan in uu soo baxay kadib markii uu khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde kadibna uu madaxweyne C/llaahi Yuusuf ka biyo diiday in ay madaxda Itoobiya dhexdhexaadiyaan madaxda Dowladda Federaalka.
Mad-madowga soo kala dhexgalay labada dhinac aawgood ayay wararku intaas ku darayaan in ay Dowladda Itoobiya u yeertay Saraakiisheeda Ciidamada ee jooga gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Jen. Gabre oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya iyo Jen. Johans oo ah Taliyaha Ciidamada Lugta Itoobiya ee gudaha Soomaaliya ku sugan.
Lama oga ilaa iyo haatan ujeedada ka dambeysa u yeeritaanka ay madaxda Itoobiya u yeereen Saraakiishooda Ciidan ee ku sugnaa gudaha Soomaaliya, waxaase la eegi doona is-bedelka ay la yimaadaan saraakiishaas marka ay ku soo noqdaan Soomaaliya

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Hyperactive » Sun Aug 03, 2008 6:55 am

Madaxda Dowladda Itoobiya iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu mad-madow soo kala dhexgalay

i read this and stopped what mad-madow means?

User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby abgaalKING » Sun Aug 03, 2008 7:46 am

hyper
madmadoow means xooga is marin waa ah yacnii khilaaf yar.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby DR-YALAXOOW » Sun Aug 03, 2008 8:10 am

waxaa fiicnaan laheeyd inuu GEN GABRE bastooladiisa inuu la soo baxo XABAD madaxa uga dhufto MISS CAASHO YUUSUF AFBIIJO. ka dibna uu yiraahdo(naayaa abdulahi biijo waan ku burney)


abdulahi afbiijo waa nin xanuusan cudur aidis ka daran aayaa haya, laakiin this time caasha yusuf IYO WAxuuuushta GOLO WASIIR ku sheega ee u baddan qabiilka DOORO JABERTI. WAQTIGOODA WAA dhamaadey.

soomaliya 100% nabad noqon meeyso ilaa mr biijo XABAD MADAXA LOOGA DHUFAN :down:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby The_Emperior5 » Sun Aug 03, 2008 9:00 am

dr xuuxow maxaad madaxweynahaga uu diilii dident you say last week xammer was peacful becaus of yey and t f g troops secured the city , show bantugu siyaasaduda weeg walba way is badasha

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby DR-YALAXOOW » Sun Aug 03, 2008 9:18 am

qaldaan aidisle xamar is peacefull 95%. inay peacefull tahay waxaa cadeyneysa haweenkii maanta miinada lagu qarxiyey . waxay ahayeen haween ka wadan xaaqitaan ama naadafad wadada weeyn ee maka al mukarama.
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka2377

xamar waxa qaska ka wadaa waa mr biijo+shabaab.

laakiin mr biijo time is over. ethiopian waxay wadaa qorshe ay NUUR CADE uga dhigeyso madaxweynaha SOMALIA. waa latest news.

laakiin xamar ma nabadbaa?? of course caasimada somalia waa 90% waa nabad buuxda. qaldaan waan la socdaa inaad farxeyso markaad maqasho xamar ayaa dad ku dhintey. ee aad moodo inay aqoonsiga jaadland sidaa ku soo dhawanaayo :down: qaldaan foolqul qaldaan

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby The_Emperior5 » Sun Aug 03, 2008 9:22 am

warya Abgaal ibn ximaar ismic dhagaha furr waxaad ii leedahay xammar wa nabad buuxda hadana dad baa lugu qarxiyee bal labaadaasii halkay iska gallaan :lol:
bal caqliga bantuga ayaanu eegayna xammar wa nabbad buuxda bam na wuu qarxay 10 na way ku dhiimanyaan alla qabyaaldii meel xun bay ka ghaadhay Nur cade ayan supurtgerenaya afbijo ayuu baxay war waxaani wa isla wixii melez zanawi ba wadda watta , alshabaabku wabay dagaalamayan laakin adigu waad iis dhiibtay wa run markay mejeerteenku kugu khuukhiyaan Mudulood wa dawlad doon madarkiciskuna wa dawladidiid ,waxaasa laga dhadhicyee adna run baad mooday :lol: ximaar ibn ximaar

Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Air Canada » Sun Aug 03, 2008 9:33 am

The_Emperior5 wrote:warya Abgaal ibn ximaar ismic dhagaha furr waxaad ii leedahay xammar wa nabad buuxda hadana dad baa lugu qarxiyee bal labaadaasii halkay iska gallaan :lol:


:lol: :lol: :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Goljano Lion » Sun Aug 03, 2008 6:26 pm

DR-YALAXOOW wrote:waxaa fiicnaan laheeyd inuu GEN GABRE bastooladiisa inuu la soo baxo XABAD madaxa uga dhufto MISS CAASHO YUUSUF AFBIIJO. ka dibna uu yiraahdo(naayaa abdulahi biijo waan ku burney)


abdulahi afbiijo waa nin xanuusan cudur aidis ka daran aayaa haya, laakiin this time caasha yusuf IYO WAxuuuushta GOLO WASIIR ku sheega ee u baddan qabiilka DOORO JABERTI. WAQTIGOODA WAA dhamaadey.

soomaliya 100% nabad noqon meeyso ilaa mr biijo XABAD MADAXA LOOGA DHUFAN :down:


Marna waad amaani jirtay Abdilahi yusuf iminka sidii dhilyoonka ayaad u caytamaysaa, at least sii raganimo leh u cay, phoking idoits.... :down: :down:

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Shirib » Sun Aug 03, 2008 6:34 pm

Goljano,

start using r's man, the d thing is annoying

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Goljano Lion » Sun Aug 03, 2008 6:36 pm

Shirib wrote:Goljano,

start using r's man, the d thing is annoying

MY dear sxb shimbirta i don't get , could you please be more specific

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Shirib » Sun Aug 03, 2008 6:38 pm

U know its yeerti, not yeedhay, its xir not xidh.

Hey I'm from Xamar :mrgreen:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Madaxda Dowladda Itoobiya oo Abdilahi yusuf u yeedhay

Postby Goljano Lion » Sun Aug 03, 2008 6:44 pm

Shirib wrote:U know its yeerti, not yeedhay, its xir not xidh.

Hey I'm from Xamar :mrgreen:


:lol: :lol: sxb even Shiekh Hyber wouldn't understand you


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 72 guests