PM nuur cade xafadahu allah oo magacabey wasiiro cusub
Posted: Sun Aug 03, 2008 12:49 pm
Raiisal wasaaraha somalia mudane NUUR CADE xafadahu allah ayaa magacaabey maanta wasiiro cusub oo badalaya wasiiradii burcada u badnaa ee ay isku qabiilka ahaayeen caasha biijo. wasiiradaas oo u badnaa qabiilka kunte jabarti kinte waa laga eryey shaqadii.wasiiradaas hore ee shaqada laga eryey waxaa lagu amrey inay xamar isaga baxaan 24 hours.
wasiirada cusub ee hadda la magacaabey waxay gaarayaan 5 wasiir iyo hal wasiir ku xigeen.
PM NUUR CADDE xafadahu allah waxaa laga sugayaa inuu magacaabo inta ka dhiman golaha wasiirada dhawaan.

wasiirada cusub ee hadda la magacaabey waxay gaarayaan 5 wasiir iyo hal wasiir ku xigeen.
PM NUUR CADDE xafadahu allah waxaa laga sugayaa inuu magacaabo inta ka dhiman golaha wasiirada dhawaan.