
Moderators: Moderators, Junior Moderators




abgaalKING wrote:cusman adan dhagaxtuur


abgaalKING wrote:war bal eega caqliga ilma hiraab.
who do u think he is?



abgaalKING wrote:war hey ,yaa u yiri afargooble yaa xil ka qabanaya maamulka banadir ?
ninkaan waxaa taageersan gaalyaax yoonis subclan of wacbuudhan the original inhabitants of xamar marka waa galmaax ninkaan ma fahantay?


Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur wuxuu la safan yahay Garabka Ra'iisul Wasaaraha, isagoo ku andacoonaya inuu yahay Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, wuxuuna isna bilaabay dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed uu shacabka Muqdisho ku soo jiidanayo, wuxuu durba Idaacadaha ka sii daayay hadalo u muuqda kuow uu ku kasbanayo shacabka, isagoo taa ku difaacanaya Si hayenimadiisa.
Labadan Nin waxay ka soo jeedaan Beesha Harti Abgaal, waxaana haatan u dhaxeeya halgan dhinaca Maamulka ah, waxaana ay kala taageersan yihiin Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.







WasteMan wrote:hes murursade

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 65 guests