Moderators: Moderators, Junior Moderators

Gifted wrote:I actually like making afur..


HELWAA wrote:E sista..waa runta huuno aniga laftirkeygo hawshaas ayaan ka sii baqa..bal ka waran adoo maanta oo dhan soomana oo afur ku sugayo...horta sandkan i refuse to make sambuusa walle..xili danbe baa la afuraya yaaba cuni karaba.... hada ayaan dadka xaafada la sii socodsiineya...NO SAMBUUSA THIS YEAR!!!

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 17 guests