Buraanburkaan hor u dhaca iga hoo...
Wiilal suusubanoo soofka kuu hantiya
salaada kuu raacoo soonka kula ayida
saliga kula qaada iyo suuradaha quraan
siiyahay baan baryayaaye kuusamee
kuwii dad kasoo tarmayoo tanaadayoow
kuwii aan kala teginoo eebe tiirayoow
kuwii isku raagayoo reerka buuxiyoow
rag iyo reer badan kuwii raasumaal heloow
aniga waa idiin duceeyee dabkiin ma ba'o
luluullululu
and this is my present for you... LOL