Gurigoodi agtiisaan, galab walba tagaayee
Gogol layma dhigee iyo, gember aan fadhiistee
Garabka yaa iiga galoo, oon gar u sheegahaayee
Gacalkood ku gaboobee, guurkeedana waayee
Gibilkeey ku dhamaadeey, gerka iigu caddaadee
Garabka yaa iiga galoo, oon gar u sheegahaayee
Waaaaaw Kolombo,
Axmed naaji in his prime................classic





