Goljano Lion wrote:what is the meaning ..... dhoohan?
Qoljano,
manaad maqal gabay, abwaankii tima casee tiriyey
Baxsaneey bidhaan quruxsaneey Bilaneey naa hee dheh
nin jacaylki dhaan dhaamiyo Dhoohan baan ahaye
caanaha habeen ma dhabo maalkunoo horay
inadeerayaal hadii gacal tihiin gabadh ha lay siiyo



