Ceelbuur: Somalis trapped working in mine
Posted: Sat Aug 23, 2008 10:37 am
War deg deg ah Ceelbuur oo godadka dhagaxa uu ku dumay shaqaale fara badan
Warar goor dhoweeyd naga soo gaaray degmada Ceelbuur ayaa sheegaya inuu mid ka mid ah godadka dhagaxa burjikada (girgiraha) laga qodo uu ku soo dumay shaqaale dhowr ah, godadkaas oo dhinaca galbeedka kaga beegan degmada Ceelbuur ayaa ah, goob ay u shaqo tagaan in ka badan kun rag ah maalin kasta.
Gurmad xoog leh oo ay u fidiyeen dadka deegaanka ayay ku guuleeysteen inaay dhamaan ka soo saaraan shaqaalihii godadka ku hoos jiray, iyadoo dhamaantood la soo dhigay isbitaalka guud ee ceelbuur, sida ay inoo xaqiijiyeen shaqaalaha isbitaalka dadkaas intooda badan waxay qabaan burbur feeraha ah, inkastoo ay yiraahdeen waxaa inagu yar daawada iyo qalabka isbitaalka.
Wali lamahaayo tirakoob sax oo ah inta ku ee dhimatay