Page 1 of 1
Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
Posted: Wed Sep 03, 2008 6:57 am
by Adan_1
Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
http://www.somaliland.org/2008/09/03/do ... rakaab-ah/
Re: Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
Posted: Wed Sep 03, 2008 9:05 am
by SahanGalbeed
Wararku ilaa iyo hadda ma sheegin cid ku dhimatay shilkaas.
Dirawalka ha la xukumo , xabsiga na ha lagu rido. Cashar la ma ilaawan ah waa in looga dhiga dadkan .
One should
never endanger other people's life !! Waa xaaran , it should be illegal also !
Anaga beri buu dooxa Qabri Baxar ina qaaday .The thing is we were high on hawaday , and thought we could safely make it to the the side .
http://travelingluck.com/Africa/Somalia ... #local_mapI mean , dirqi baynu ku sigayna , laakin meesha already Qabri Baxar la yidha , ma Baxar kala ku dhimanaya

Re: Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
Posted: Wed Sep 03, 2008 9:15 am
by salafi_student
Propaganda
Sorry I do not fall for that, we have no Shabele or Juba that can cause such havoc!
Re: Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
Posted: Wed Sep 03, 2008 9:22 am
by SahanGalbeed
Warya walanweyn , Ilaahey intaad ka baqdo , inaga dhex bax niyow !
please !
Si walba lagu la hadlay , waxba fahmi wayday , inaga dhex bax ninkii ku yidha , inaad nasab tahay iyo in kale ayu kugu eegaya
For your own sake , inaga dhex bax !
Re: Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
Posted: Wed Sep 03, 2008 9:41 am
by salafi_student
SahanGalbeed; How are you doing bro? How is Ramadan going?
Brother I didn't see any news as such from my trusted site togdheernews.com, not lately anyways. The latest disasters on the site from back home and currently reported; is the suspicious fire blazing in market places and today's happens to be in Berbera market: Very strange


This follows the last unknown fire in Burco market!
Br SS; Insha Allah keep intouch for any developments!
Re: Dooxa Hargeysa oo qaaday Bas siday ilaa 25 qof oo Rakaab ah
Posted: Wed Sep 03, 2008 9:57 am
by SahanGalbeed
Look here snake , I am not your brother , do not address me as such!