Page 1 of 3

abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 7:42 pm
by DR-YALAXOOW
abuu mansuur war uu soo saarey oo ku qorey websidka shabaab ee kataaib.net wuxuu abu mansuur ku yiri kalmad af carabi ah oo ah( LAA SALAAMA BILAA ISLAAM)
micnaheeduna waa NABAD ma jirto ISLAAM la,aan) halkan ka akhriya mr abu mansuur hadalkiisa

http://www.kataaib.net/1002%20warbixint ... ansur.html

WAXAAN la yaabanahay abuu mansuur waxa uu ka wado NABAD MA JIRTO ISLAAM LA,AAN.

SOOMAALIDA MA GAALAA??

DADKA somalia DEGGAN MUSLIM MAAHA MIYAA? micnaha haddii ay islaamka qaadan waayaan,nabad ma jirto miyaa??

ABUU MANSUUR wax la garan karo ayeyba ahaan laheeyd hadduu dhihi lahaa( LAA SALAAMA ILAA ETHIOPIAN AL ISKA BAXAAtun)
ilaa ethiopianka ka baxaan NABAD ma jirto. hadduu mansuur dhihi lahaa waaba wax la fahmi karo.

laakiin NABAD MA JIRTO ILAA DADKA ISLAAMKA QAATAAN? SUBXAANA ALLAH. taas micnaheedu waa xitaa AXMAARO haddii ay baxdo nabad ma jirto ilaa soomalida ay muslimaan.

i though somalis were 100% muslim. bal SOOMAALIDA la islaaminaayo 2008 waa kuwee?

abu mansuur ibnu eelaay waa majnuun :lol: :lol:

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:00 pm
by Haddad
DR-YALAXOOW wrote:abuu mansuur war uu soo saarey oo ku qorey websidka shabaab ee kataaib.net wuxuu abu mansuur ku yiri kalmad af carabi ah oo ah( LAA SALAAMA BILAA ISLAAM)
micnaheeduna waa NABAD ma jirto ISLAAM la,aan) halkan ka akhriya mr abu mansuur hadalkiisa

http://www.kataaib.net/1002%20warbixint ... ansur.html

WAXAAN la yaabanahay abuu mansuur waxa uu ka wado NABAD MA JIRTO ISLAAM LA,AAN.

SOOMAALIDA MA GAALAA??

DADKA somalia DEGGAN MUSLIM MAAHA MIYAA? micnaha haddii ay islaamka qaadan waayaan,nabad ma jirto miyaa??

ABUU MANSUUR wax la garan karo ayeyba ahaan laheeyd hadduu dhihi lahaa( LAA SALAAMA ILAA ETHIOPIAN AL ISKA BAXAAtun)
ilaa ethiopianka ka baxaan NABAD ma jirto. hadduu mansuur dhihi lahaa waaba wax la fahmi karo.

laakiin NABAD MA JIRTO ILAA DADKA ISLAAMKA QAATAAN? SUBXAANA ALLAH. taas micnaheedu waa xitaa AXMAARO haddii ay baxdo nabad ma jirto ilaa soomalida ay muslimaan.

i though somalis were 100% muslim. bal SOOMAALIDA la islaaminaayo 2008 waa kuwee?

abu mansuur ibnu eelaay waa majnuun :lol: :lol:
Though most Somalis are Muslims, they're divided to 2 groups:

Anti-gaalos & pro-gaalos.

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:06 pm
by Executive
How else are we meant to sort these people out????? We need to teach them right from wrong

Image

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:10 pm
by Captain24
Abu Mansure is A CIA agent. He's a tool to destroy the Umah. My allah reward him with naarul aljahanama

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:14 pm
by DR-YALAXOOW
:lol: :lol: :lol: geedi and zanaawi isla sawiran, ninka wataana waa oday 70 jir sheekh u eg :lol :lol: :lol: : that's too extrem walaahi. :lol: :lol:

BACK TO abu mansuur hadalkiisa ah( laa salaama bilaa islaam) micnaheedu waa nabad ma jirto ilaa islaamka la qaato mooyee. taas soo wax lala yaabo maaha. soomali 1300 sano ayey islaam aheeyd 100% muslim waaye. waa ramadaan. gaajo ayaa jirta.

abu mansuur hadduu oran lahaa axmaaro ilaa ay baxaan NABAD ma jirto waa wax la garan karo.

laakiin soomali ilaa aad soo islaamtaan nabad ma jirto??

yaaab. :down: :down:

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:15 pm
by Haddad
Captain24 wrote:Abu Mansure is on CIA agent. He's a tool to destroy the Umah. My allah reward him with naarul aljahanama
If you support America, then you should support its agent.

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:16 pm
by Captain24
Dr Yallaxow,

Al-shabab gumaad bay ku hayan. How many miskiin abgaal intay luuq u galeen ay khaarijiyeen? Kuwaas ethiopianka maba raadsadaan. Sidoo kale ma radsadaan habar gedirta dowlada la jirta

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:16 pm
by Executive
Captain24 wrote:Abu Mansure is A CIA agent. He's a tool to destroy the Umah. My allah reward him with naarul aljahanama

Dude he sent his two 12 year old sons to the front line right before the first battle against the Ethiopian invaders.

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:18 pm
by King-of-Awdal
Executive wrote:
Captain24 wrote:Abu Mansure is A CIA agent. He's a tool to destroy the Umah. My allah reward him with naarul aljahanama

Dude he sent his two 12 year old sons to the front line right before the first battle against the Ethiopian invaders.

The Man is called Abu Mansuur. That should be a red Flag for you Zoomali people. When have we ever named ourself ABU ABU SHIT. :lol:

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:20 pm
by Executive
^ Saxiib 80% of the somali names are actually Arabic names and 25% of our language is from the Arabic language.

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:21 pm
by Captain24
Executive wrote:
Captain24 wrote:Abu Mansure is A CIA agent. He's a tool to destroy the Umah. My allah reward him with naarul aljahanama

Dude he sent his two 12 year old sons to the front line right before the first battle against the Ethiopian invaders.

Do you have any evidence of that, or you just talking out of your arse?

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:21 pm
by DR-YALAXOOW
[quote="Captain24"]Dr Yallaxow,

Al-shabab gumaad bay ku hayan. How many miskiin abgaal intay luuq u galeen ay khaarijiyeen? Kuwaas ethiopianka maba raadsadaan. Sidoo kale ma radsadaan habar gedirta dowlada la jirta[/quote]

NO WALAAHI ITS NOT ABOUT ABGAAL. qabiil maaha waxa dhamaanaayo waa dadka masaakiinta xamar deggan siiba koonfurta xamar. waqooyiga xamar which have majorty mudulood its most peacefull place in the world.

al shabaab vs axmaaro meelaha ay ku dagaalamaan waa south mogadishu maalin walibana dad masaakiin hooyooyin ciyaaal ku dhamaadaan.

al shabaab and abu mansuur dagaalkooda maba aha axmaaro haka baxdo sooomaliya ee waa SOOMALIDA WAA GAALO, XOOG AYAAN KU ISLAAMINEYNAA, ILAA AY ISLAAMAANA XABAD AYAAN KU WADEYNAA, =SHABAAB

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:23 pm
by King-of-Awdal
Executive wrote:^ Saxiib 80% of the somali names are actually Arabic names and 25% of our language is from the Arabic language.

Maybe where ur from thats the case but i dont have an ounce of Arabic blood in me. Neither do i have arabic name. What ever you say we Somali dont call ourself Abu shit. :lol:

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:26 pm
by DR-YALAXOOW
ABUU.CARAB ABUU. YASIIN. ABUU MARK. magacyadaas ABUU ABUU walaahi waxaa XITAA la baxa carabta kiristaanka ah.

aniga waxaan deris nahay CARAB LEBNAANEES AH. KIRISTAAN AH WIILKIISA WAXAA LA YIRAAH MICHEL. marka isaga waxaa carabta kale ugu wacaan abuu micheeeel.

marka jaahiliintaaan al shabaab la yiraahdo. iyo wahaabiyada dadka raaca. DIIN ayey u maleeyaan ABUU ABUU iyo UMA FARDOOSA. UMA XALIIMA. UMU HEBEL HEBEL. waxayba u maleeyaan magacyadaas carabiga DIIN.

WAA JAAHILYAD. DHARKA MADMADOOW CARABTA DHAQANKOODA AH IYO WAJIGA NAAGAHA LOO DADAAYO IYO MAGACAAS ABUU ABUU IYO UMU UMU DIIN MAAHA WAA WAA DHAQAN CARAB SACUUDIYAAN WANNA BE.

Re: abu mansoor and ramadaanka!

Posted: Wed Sep 03, 2008 8:27 pm
by Executive
Captain24 wrote:
Executive wrote:
Captain24 wrote:Abu Mansure is A CIA agent. He's a tool to destroy the Umah. My allah reward him with naarul aljahanama

Dude he sent his two 12 year old sons to the front line right before the first battle against the Ethiopian invaders.

Do you have any evidence of that, or you just talking out of your arse?

Im not like you, I can back up what I say unlike you and Ayan Hirsi

watch from 4:45