Page 1 of 1

2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 2:59 pm
by The_Emperior5
Image

Image

Re: 2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 3:00 pm
by The_Emperior5
Aroos si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacay Carigaasi Chaina maalintii khamiistii aan soo dhaafnay ee taariikhdu ahayd 4 sep 2008,waxaana halkaas ku aqan Labo Dayeero ah wiilka waxaa la yiraahdaa Wukong waana 6 sano jir halka inanta la yiraahdo monkey waana 7 sano jir.



Sida ay sheegeen Dadkii aqoonta u lahaa labada Daayeer waxaa soo dhex maray Jacyl aad u xoog badan kaas oo markii danbe sababay in loo sameeyo xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen dad aad u tiro badan



Lamaanaha guurkoodu ka dhacay beer lagu xanaaneeyo xayawaanka oo lagu magacaabo Zoo Wenling ayaa waxay dadkii tuseen waji qurux badan iyo weliba lebis qurxoon oo ay ku lebisnaayen



Halka ka soo fiiri warbixintii oo dhan



Mataan Farah

Re: 2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 7:16 pm
by Munique05
The_Emperior5 wrote:Image

Image



:lol: :lol: Aww wat an adorable couple..such an inspiration to Emperior :mrgreen:

Re: 2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 7:56 pm
by Haddad
The_Emperior5 wrote:wiilka waxaa la yiraahdaa Wukong waana 6 sano jir halka inanta la yiraahdo monkey waana 7 sano jir.
Wukong shouldn't have married an old woman.

Re: 2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 7:59 pm
by Cali_Gaab
I've never seen a Ciise Muuse wedding before.

Re: 2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 8:00 pm
by abdi ilyas
The_Emperior5 wrote:Image

Image



Farax iyo Xaliimo :down:

Re: 2 dayeer uu is guursaday 2 monkeys married eachother

Posted: Tue Sep 09, 2008 8:39 pm
by Cisse Westlake
Cali_Gaab wrote:I've never seen a Ciise Muuse wedding before.


:lol: :lol:

hambalyoo to beesha danyeer :up: