HELWAA wrote:X
Oo kaaley cajuus goormay cay noqotay, ta labaad Cawar isaga ayaa mesha isku soo dhex tuuray...I guess shaqadiisiy baa ka xirantay rabadan..playing Doctor in paltalk.
Dont worry Cawar..only 13 days left.
Oo anigu markaan Cajuus noqdo, adiguna maxaad noqon? Waan is ognahay, markaan isku tirsanay, anaa kaa yaraaday




