lol @ the title
waxaa maanta lagu wadaa in shirka jabuuti lagu saxiixo heshiis xabad joojin ah oo dhaqan gali doonta maalinta SABTIDA AH.
waaba yaabee anaga maa walaan mise sheikh shariif ,we all know that ciidamada muqaawamada ee ka dagaalanta xamar iyo gobolada kale in aysan ka amar qadan kuwa jooga jabuuti. heeshiisyadii uu horay u kala saxiixdeen xitaa way socon waayeen.
laakiin waxaab kasii daran kuwa heshiis la saxiixday xaajiga qafiifay



