Page 1 of 2

suga

Posted: Thu Sep 25, 2008 7:20 pm
by abdi ilyas
are you seeing somebody.

Re: suga

Posted: Thu Sep 25, 2008 7:23 pm
by suga_n_spice
maxaa kaa quseya?

Re: suga

Posted: Thu Sep 25, 2008 7:27 pm
by abdi ilyas
ok,ok raali naqo

Re: suga

Posted: Thu Sep 25, 2008 7:28 pm
by suga_n_spice
maxaa u dan leedahay yaroow?

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 6:09 pm
by abdi ilyas
maxaa kawadaa? waxaa u danleedahay?

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 6:11 pm
by suga_n_spice
Waxaan ka wadaa, ma ujeedo ayaad la heeyd markaad topickan soo jedisay?!

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 6:25 pm
by abdi ilyas
walaahi abaayo ilaa iyo hada maku fahmin.

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 6:30 pm
by suga_n_spice
Cajiib!

Seriously dude, what is the point of all this and what do you want?!

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:09 pm
by abdi ilyas
i just ask you question. and you did not answered instead you ask me what i question mean.

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:13 pm
by suga_n_spice
Why would you ask me a question like that out of all the things you can ask me?! and of all places in public.

Bal fiiri hadda inta dad waxan aqrineysa! soo ceeb ma aha?

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:22 pm
by abdi ilyas
abaayo, am sorry(waaka xumahay) dhib ha oqaadanin, kaftan ama sheeqo ama in aa kudhibo aan rabay. wax xun kama wadin mana odanlaheen abaayo :rose:

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:24 pm
by suga_n_spice
^ waxaas waan la socdaa, shaley ma dhalan! but inakala war wareeji isku jaho manihine :!:

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:26 pm
by Costa__
Ninka shukaansiga ka qaldane la wad ama iska ceyri




ps.faduul ba isoo dhex gelisey

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:30 pm
by abdi ilyas
suga_n_spice wrote:^ waxaas waan la socdaa, shaley ma dhalan! but inakala war wareeji isku jaho manihine :!:


abaayo, kaftinka fahmi kartit miyaa.

Re: suga

Posted: Fri Sep 26, 2008 7:33 pm
by suga_n_spice
abdi,

aniga ma kaftamo sideedaba. siiba nimanka lama qaftamo!

besides, hadeey run kaa tahay, maxaad gabar kale ula kaftami weysay. Where did you get the idea that "suga" jokes bal? :?