, siiba kuwa soo gala Snet , waxay weeya , the biggest
QUDHUN meel la isagu soo urushay .
Ninkii faransiis wuxu ku shega tan oo kale " donner de la confiture aux cochons"
Yacni , macnuhu waxa weeye ,
khaansiirka , doofaarka haddad xaar siiso iyo haddad mac-macaan siiso , wax isugu mid isaga , labada ba waa cunaya
Somalidan reer Koonfurta ah siiba , ee halkan soo gasha , haddaynu u fiirsano .
1/ Doqmo af ingiriis bartay weeye . Ma kala hadhan , weligood wax ma maqlan , wax ka nacayb badan na Ilaah ima tusin .
Al shabaab , ONLF ..iyo dagaal ay 24/7 ka hadlaan mooye
nin qudha oo wax khayr ah ku haldlaya aad bay u yartahay ...waxaan Yalaxow ahayn , oo beriyahan soo hagaagaya.
Markaa su'asheydu waxa weeye , how can one continue to support those who daily massacre their own people from the comfort of their homes in Minnesota or in England ?