Moderators: Moderators, Junior Moderators
Mayee shalay horta waan idin ka maqna , sow garan maysaan
Waxaanan intaa ku maqna , waan soo tashaday !
Waxaanan soo go'aansaday inaan "agent provocateur"-ka waxa la yidha , dar Ilaah {SWT} aan ku dhaafo , oo anaan u bixin .
Yacni , nabadsugidda Snet cid hawlgalkeeda iga ga dheeraysa aniga oo SahanGalbeed ah , inaaney jirin , waa la wada ogyahay .
Marka waxa weeye , waxaa loo bahan yahay " a certain proportionality in your response to a given situation" .
Anigu khaldkeyga waan qiranaya oo "reaction"-keygu waxay noqota marmar "disproportionate" to the initial event ,taas waxa ugu wacan provocation -ka nijastiinan yaryar aad ina dhex wadan .
Markaa , hadalka haddaan soo gaabiyo , waan idin ka baxay ciyaartas !
arye Ogaden wa Ogaden ee maxa shegeysa were you not the one happy with those suffering in Jigjiga.Ogadeenka mid anaga aha , iyo mid walanweyn ah baa jira
Adigu ka inaga ah baad tahay hyperactive , you and me are the same !!
ader, anagu dadna o kale manihinNo I have NEVER been happy with ANYBODY 's suffering .
Waxaan idhi
1/ Ninka ka maddax ah kilinka 5aad , waa ayo ?
haddu ninkaasi ka mabsuud yahay dhibaatda ku dhacaysa ummadiisa , maxaynu odhan karna inagu ?
2/ Ethiopanka iyo Tigera ga maanta waddanka Ethiopia la yidha haysta , sidaas iyo si ka daran ayuu Mengistu u galay . Iney idiin naxayaan ha moodina .
markaa su'asha halkaa ka imanaysa waxa weeye ma xaq baa in ONLF-ta , labo million oo Ogaaden ah , iney u gaajo ugu dhintaan
Adigu waxan filaya the Patriot , Ogadenka KENYA dega , kuwa ugu sii liita weeye kuwaasaad tahay , sorry , weligaa wax ma fahantid !!
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 93 guests