Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somalis of the diaspora

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
airme
Posts: 32
Joined: Tue Sep 02, 2008 2:16 am
Location: Addis Ababa
Contact:

Re: Somalis of the diaspora

Postby airme » Sun Sep 28, 2008 8:58 am

Ethiopian Gold IQ Photo Gallery

Please visit our Ethiopian Gold IQ Photo Gallery.
http://www.airme.wetpaint.com
http://worldofjah.ning.com/profile/eyeontheus1bill

Kindly forward to friends.

Cheers,
Airme

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somalis of the diaspora

Postby Hyperactive » Sun Sep 28, 2008 9:14 am

SahanGalbeed wrote:Mayee shalay horta waan idin ka maqna , sow garan maysaan :lol:
Waxaanan intaa ku maqna , waan soo tashaday !
Waxaanan soo go'aansaday inaan "agent provocateur"-ka waxa la yidha , dar Ilaah {SWT} aan ku dhaafo , oo anaan u bixin .
Yacni , nabadsugidda Snet cid hawlgalkeeda iga ga dheeraysa aniga oo SahanGalbeed ah , inaaney jirin , waa la wada ogyahay . :lol:
Marka waxa weeye , waxaa loo bahan yahay " a certain proportionality in your response to a given situation" .
Anigu khaldkeyga waan qiranaya oo "reaction"-keygu waxay noqota marmar "disproportionate" to the initial event ,taas waxa ugu wacan provocation -ka nijastiinan yaryar aad ina dhex wadan .
Markaa , hadalka haddaan soo gaabiyo , waan idin ka baxay ciyaartas !


:lol: :lol: :lol:
ader horta wah hun madan shegin
in la isla tashado wa wah fi'an but najis and call naming horta naga daa.lol
adeer let me tell you my opinion/veiwes regarding qolyahan la dagalamaya ethiopian accupations.
every one fighting for their land Allaho gaalna ka dig.
kuwa dabaqoodigana ayaga hor so'ada amhaarta
marka was iska self defence and wahi so gaara ayaga ka masool ah.
and dadka innocent ah na hadee was sidi mr bush yiri : wa iska accident, they cought in the middle , todana wey damatay. wa shohada inshallah

ps am i considered rer konfured ader, so let me know where i stand.lol

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalis of the diaspora

Postby SahanGalbeed » Sun Sep 28, 2008 2:22 pm

Ogadeenka mid anaga aha , iyo mid walanweyn ah baa jira :lol:
Adigu ka inaga ah baad tahay hyperactive :up: , you and me are the same !!

Ismahan qaali :rose: , ii nolow !

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Somalis of the diaspora

Postby The_Patriot » Sun Sep 28, 2008 2:24 pm

SahanGalbeed wrote:Ogadeenka mid anaga aha , iyo mid walanweyn ah baa jira :lol:
Adigu ka inaga ah baad tahay hyperactive :up: , you and me are the same !!

arye Ogaden wa Ogaden ee maxa shegeysa were you not the one happy with those suffering in Jigjiga.

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28719
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Somalis of the diaspora

Postby Voltage » Sun Sep 28, 2008 2:26 pm

Wuu qamreesanyahay. :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalis of the diaspora

Postby SahanGalbeed » Sun Sep 28, 2008 2:30 pm

No I have NEVER been happy with ANYBODY 's suffering .
Waxaan idhi
1/ Ninka ka maddax ah kilinka 5aad , waa ayo ?
haddu ninkaasi ka mabsuud yahay dhibaatda ku dhacaysa ummadiisa , maxaynu odhan karna inagu ?
2/ Ethiopanka iyo Tigera ga maanta waddanka Ethiopia la yidha haysta , sidaas iyo si ka daran ayuu Mengistu u galay . Iney idiin naxayaan ha moodina .
markaa su'asha halkaa ka imanaysa waxa weeye ma xaq baa in ONLF-ta , labo million oo Ogaaden ah , iney u gaajo ugu dhintaan

Adigu waxan filaya the Patriot , Ogadenka KENYA dega , kuwa ugu sii liita weeye kuwaasaad tahay :lol: , sorry , weligaa wax ma fahantid !!

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28719
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Somalis of the diaspora

Postby Voltage » Sun Sep 28, 2008 2:32 pm

Image

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalis of the diaspora

Postby SahanGalbeed » Sun Sep 28, 2008 2:33 pm

Mareexanku waa dad gob ah ! :lol: , aad baan u jeclahay mareexanka !

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28719
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Somalis of the diaspora

Postby Voltage » Sun Sep 28, 2008 2:35 pm

Taas wax laysku haysto maaha Abu Sakhraanoow. :P

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Somalis of the diaspora

Postby GENERAL_SNM » Sun Sep 28, 2008 2:47 pm

Walahi odayga Sahan wa macalin. :up:
Sahan bro you need to start charging these fools for all these lessons. I can see schooling them is hardwork and you do it for free. What a man, they need to give you a Nobel peace award for services to humanity. :up:

Your better of working with animals then southerners, its easier and more rewarding. 8)

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somalis of the diaspora

Postby Hyperactive » Sun Sep 28, 2008 2:49 pm

SahanGalbeed wrote:No I have NEVER been happy with ANYBODY 's suffering .
Waxaan idhi
1/ Ninka ka maddax ah kilinka 5aad , waa ayo ?
haddu ninkaasi ka mabsuud yahay dhibaatda ku dhacaysa ummadiisa , maxaynu odhan karna inagu ?
2/ Ethiopanka iyo Tigera ga maanta waddanka Ethiopia la yidha haysta , sidaas iyo si ka daran ayuu Mengistu u galay . Iney idiin naxayaan ha moodina .
markaa su'asha halkaa ka imanaysa waxa weeye ma xaq baa in ONLF-ta , labo million oo Ogaaden ah , iney u gaajo ugu dhintaan

Adigu waxan filaya the Patriot , Ogadenka KENYA dega , kuwa ugu sii liita weeye kuwaasaad tahay :lol: , sorry , weligaa wax ma fahantid !!


ader, anagu dadna o kale manihin
anagu dabaqodigena ma tirsano.
marka ninka jigjiga hokuma, inoma tirsana walla kan dabaqoodiga ahba.
marka wad aflagadoneysa sahan..
onlf is the only legal organization fighting for their land.
marka wah iskula har ader.

Partiot wa ina adeerkey and not from kenya.
abahey iyo abigi isku mel bey ka yimaden.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalis of the diaspora

Postby SahanGalbeed » Sun Sep 28, 2008 3:25 pm

Daboqodi maxay tahay ?
The Patriot baan waydiyay oon ku idhi , ninkan maddaxa ka ah killinka 5 aad ma Ogadeen baa mise ma' aha ?
Waa ii aamusay! waan ku celiyay oo waxan idhi " war ogadeenku maxay inaga waalayaan , mar haddu ninkan masuulka ka ah kiilinka 5 aad , mid iyaga yahay " --> waa la ii aamusay :lol:

Daboqodiga wuxu yahay , maanta igu horeeysa , oo hore u maan maqal kuwaas .

Meesha ciyaarta ha la ina daayo !
ONLF-tu maxau u dagaalamaysa ? Waa kiliinka 5 aad oo ay sida hadalka u dhiogaan Ogadeenku --> oo la xoreeyo
Free Ogadenia , so ma'aha ? yaa?
Waayahay !!
Somaliland iney goosato , cagdheertu waa ka soo hor jeeda , anigoo sahan galbeed ah na waan idin ku raacay :lol:
Haddaba waxaad ii sheegtaan , idinka oo Somaliland u diidan iney iskeed u goosato , KABA SOO QAAD {hypothetically} , hadday Xabshidu maanta tidhado " Ogadeenia iska baxa !!" ..halkeed la qabansyaan dhulkaas ?
Ma Somaliya , oo dhulkaa taala , ayaad ku biiraysan?
Ma somaliland ood wax walba u diideen , ayaad ku biiraysan?
Xaggeed u kacaysaan ?
Ma maddax banaani baad rabtaan ? Maxaad haddaba anaga oo Somaliland ah inoogu diidaysan waxaad idinku isla rabtaan ? :lol:
Wax AQLI ku fadhiya , anigu ma arko ! Su'aasha meesha taala waxa weeye , ONLF-tu ma waxay diyaar u tahay , in 2 million oo dadkeega ah u dhintan waxaan aqli ku fadhin?

general SNM thanks cuz!

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somalis of the diaspora

Postby Hyperactive » Sun Sep 28, 2008 3:35 pm

ninku qabil ahan wa anaga but as rer konfured say wa dabadilif.
we call dabadilif=dabaqoodi.lol
so khain qolo walba wa laga hela , marka hanogu gabyin, nin naftisa shaitan ka ibiyey.
isaga iyo abdallah yusuf wa isku mid.

Tuba
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 882
Joined: Sat Aug 16, 2008 3:45 am
Location: ^_^

Re: Somalis of the diaspora

Postby Tuba » Sun Sep 28, 2008 3:40 pm

:| :shock: :!:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalis of the diaspora

Postby SahanGalbeed » Sun Sep 28, 2008 3:47 pm

War anigu dad ahaan Ogadeenka uga ma soo hor jeedo , ilayn isku mid baynu nahay sow maad garan ?
Siyaasad ahan markey noqoto , iyo haddi ay halgan noqoto ba , dee in dib la isgu noqda baa haboon , "realities on the ground constantly change , and one has to adapt to it !"
ONLF -tu meel alle meel ay ku socoto , wax fahmay oo inoo macnayn kara , maan arag !
Ogadeenka ayuun ba fahma :lol:
Dad isku soo xidhmay baad noqoteen o la soo hareereyay .Somalidii kale wax ina la ma qabato baad leedihin . Somalidii kale haddaba maxay wax idin la qabata halkanaad u socotaan ba , ma fahmayno anagu .
Kismaayo ayay mar ka dhacaysa ONLF-tu oo Baree Hiraale aya ka soo cabaadaya , haddena tii oo Boosaaso joogtay baa la sheegaya , haddana tii oo Jijiga agteeda shicib idoor ah soo xidh-xidhay baa lagu odhanaya ...
Maxay yihin dadkani ? halkey ku socdaaan , maxay na rabaan ?
Laguu sheegi maayo :lol: ..ha noolato ayuun ba lagu odhanaya .


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 71 guests