is it just me or does the TFG seem like a small ant now? where is all the tuff talk jidka laga mari la`aa couple of months ago

no suprise,zenawi had enough and word is the TFG is moving to nairobi now since gabre is going back home
"Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mosfen oo hadal ka jeediyay Kulankii 63aad ee ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu ugu baaqay UN-ka in uu Ciidamo nabad ilaaliyayaal ah u diro Soomaaliya.
Seyoum Mosfen, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya waxaa uu hadalkiisa ku sii daray in Qaramada Midoobay looga baahan yahay in dadaal ku bixiso sidii ay Ciidamo u geyn lahayd Soomaaliya ama ugu yaraan ay u xoogeyn lahayd Ciidamada Amisom ee hataan ku sugan oo markaasina ay u siin lahayd tas-hiilaadka ay u baahan yihiin."