Postby DR-YALAXOOW » Wed Oct 01, 2008 3:37 pm
HARGEYSA waa part of SOMALIA. haddii qof soomaali ah ay aado HARGEYSA ama BOOSAASO ama KISMAAYO waa isku mid.
dhamaan magaalooyinkaasna waa part of SOOMAALIYA.
REER XAMARKA HARGEYSA joogana waa dad aad u yar. waxay u baddan yihiin dadkii lacagta lahaa ee awoodey inay DIYAARAD ka raacaan AIRABOORKA XAMAR. dadkaasna 90% WAXAY DEGGAN YIHIIN guryihii ay REER WAQOOYIGA ka dhisteeen HARGEYSA ee ijaar la,aanta ahaaa.
dadkaa lacag ayey galiyaaaan HARGEYSA. ANIGA WIIL ABTIGEY DHALEY ayaaa HARGEYSA CARUURTIISA GEEYEY. waxaana gurigiisa ka shaqeeysa 2 gabdhood ISAAQA. ah bishiina mushar ahaan gabadhahaas wuxuu siiyaa midiiba 50 dollar.
wiilkaa abtigey dhaley waa u faaiideeyey hargeysa SABABTOO AH shaqo la,aanta hargeysa waa about 90% haduuu laba gabdhood ka badbaadiyey SHAQO LA,AANTA waa wax agu farxo.
dhinaca kale BEFORE ethiopians AY WEERAR KU SOO QAADEEN XAMAR. xamar waxaa deganaa ISAAQ aad u baddan. offcourse ISAAQA XAMAR DEGANAANA aniga kama xigo xamar.
sidoo kale wiilkaas abtigey dhaley ee shiiqaalka ah, HARGEYSA QOF KA XIGTO AYAABA ISKA YAR ,SABABTOO AH WAA SOMALIYA.