Page 1 of 1

Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 6:21 am
by The_Emperior5
Diyaarad Siday Soomaali laga soo Mastaafuruyey Sucuudiga oo loo Diiday inay Fadhiisato Hargaysa
Written by Qarannews
Oct 07, 2008 at 07:07 AM
Hargaysa (Qaran News) Diyaarad ka soo duushay wadanka Sacuudi Arabia oo siday dad Soomaali ah oo laga soo Mastaafuriyey dalkaasi ayaa la sheegay shalay in loo diiday inay fadhiisato garoonka Diyaaradaha ee Hargaysa.
Sida la sheegay diyaaradan oo markii hore iskudayday inay caga dhigato garoonka magaalada Muqdisho, ayaa dib uga soo laabatay, markii loo sheegay in Amaanka garoonka magaalada Muqdisho uuna wanaagsaneyn, waxaanay damacday inay soo fadhiisato garoonka Hargaysa oo ay ku dajiso dadka ay sido, waxaase ku gacansaydhay masuuliyiinta garoonka, taasoo keentay inay dib ugu laabato wadanka Sucuudiga.

Diyaaradan ayaa waxay siday dad Soomaali ah oo laga soo Tarxiilay wadanka Sucuudi Arabia, waxaanay wararku sheegeen in diyaaradaasi loo sheegay in ayna kasoo dagi karin garoonka Muqdisho sababo Ammaan darteed, kadib markii la ogaaday diyaaradu in ay wado dad Soomaali ah oo laga soo mastaafuriyey dalka Sucuudiga.

Dadka Soomaalida ee ku dhaqan wadanka Sucuudi Arabia ayaa badankooda dib loogu soo celiyaa gudaha dalka Somalia, ka dib marka ciidamada Booliska wadankaasi ay gacanta kusoo dhigaan,
Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in Xabsiyada magaalada Jeddah ee wadanka Sucuudiga ay buux dhaafiyeen Soomaali Tarxiil ah, iyadoo aanay suurta gal noqon in dib loogu soo celiyo dalka Somaliya.

Tani ayaa waxa ay ku soo beegantay xili ay kusii qulqulayaan dalkaasi Boqortooyada Sacuudi Arabia kumanaan qof oo Somali ah oo tahriib Naftooda ugu biimeeya bada u dhaxeysa Yemen iyo Somalia iydoo ay ku dhamaadaan boqolaal qof sanad walba.

Dhanka kale marka la eego xabsiyada dalkaasi Sacuudiga ayaa waxay la ciirciirayaan kumanaan qof oo tarxiil ah oo ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada Jawaasaadka Dalka Sacuudi Arabia,

Ciidamadani ayaa iyagu inta badan marka ay soo qabqabanayaan dadka sida sharci darada ah kujooga dalkaasi sacuudiga ayaa waxa ay xidhan yihiin dhar caadi ah halka Booliskuna ay ka xidhan yihiin dhar lagu yaqaano taasi oo keentay in ay soo qabqabtaan Ciidamada Jawaasaadka dalkaasi Sacuudiga kumanaan qof oo si sharci daro ah ku jooga Dalkaasi Sacuudiga.


Waaheen

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 6:22 am
by djibsomali
Well done somaliland!
somaliland is not a dumping ground for saudi vodka

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 6:35 am
by Addoow
emperior
are u happy? :down:

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 6:37 am
by The_Emperior5
very happy full is full we cant have any refugees any more in somaliland

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 6:38 am
by Nacaas77
i wish am Somalilander :(

:somalia:

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 6:41 am
by Addoow
guess,i will be inshallah the mayor of mogadishu (there is a strong possibilty )and will confiscate all isaaq property and send these losers to the zoomaliland desert! :lol:

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 9:30 am
by salafi_student
People in back home are already refugees - with out water - in their land, that live on handouts from the international community. So to add refugee to another domestic refugee not a wise idea.

Baravo mr Riyale. :up:








Edited for the purpose of not upsetting the cry babies!

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 9:39 am
by Ghetto_Faarax
salafi u forgot to say bebra is owned by ethiopians u fokin twat

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 9:43 am
by Dr Qaldan Blake
:up: To beesha Queen Elizabeth.

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 9:43 am
by Niya
Why can't the Saudis give the Somalis a temporary protected status until the situation get better? Somalis get better treatment in gaalo countries walaahi! :twisted:

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 9:44 am
by Captain24
Most likely Gudhu inbu Bantu from Moqdisho. We did the same when a year a go when a plane full of Gudhus tried to land in Galkayo. Well done Somaliland for not accepting too much gudhu :mrgreen: :up:

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 9:45 am
by Dr Qaldan Blake
Niya wrote:Why can't the Saudis give the Somalis a temporary protected status until the situation get better? Somalis get better treatment in gaalo countries walaahi! :twisted:


Here we go again...

i can see whats coming next.

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 12:04 pm
by The_Emperior5
Salafi student kuwa doonaya inay somaliland imadaan manay ka waalnayn :lol:
Meel gaaja aah haahhaahah

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 1:53 pm
by kambuli
Captain, quote " Most likely Gudhu inbu Bantu from Moqdisho. We did the same when a year a go when a plane full of Gudhus tried to land in Galkayo. Well done Somaliland for not accepting too much gudhu "

I am really surprised you wrote this :? Adiguna miyaad goosanaysaa???? Anagaa yaab aragnay :down:

Re: Airplane full of somali refugees Forbidden to land in S/land

Posted: Tue Oct 07, 2008 2:24 pm
by The_Emperior5
What does this have to do with goosasho or anything maan fahmin :|
this about some refugees who where refused to land on hargeysa cigaal international airport