loool calaacalka meles zenawi ,read here..
Posted: Tue Oct 14, 2008 7:27 am
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... G_ah.shtml
Zenawi, wuxuu sheegay in rajada Somalia ay tahay in la badalo hogaanka hada talada haya, isagoo sheegay inuu hogaanka hada jira ku guuldareystay inuu wax ka qabto xasilinta Somalia iyo dib u dhiskeeda.
"Madaxda Somalia waa kuwo ku shaqeynayay xukunkii Siyaad Barre oo jooga da'da howlgabka, halka kooxaha ka horjeeda ay yihiin kuwo u badan dhalinyaro, taasina ay sabab u noqontay kooxaha kacdoonka wada inay kaga awood bataan ciidamada DF goobaha dagaalka" ayuu yiri Zenawi oo sharaxayay madaxda DF.