we all knew this war would start..but its comes early then i though.Xaalada Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Maanta degan kadib dgaal shalay iyo xalay uu ka socday , taasoo ka dambeysay iska hor imaad gudaha Degmadaas ku dhex maray Xoogaga Alshabaab iyo dhalinyaro deegaanka u dhashay oo ka tirsan Midowga Maxkamadaha Islaamka..