Page 1 of 1

maxakiimta vs shababa

Posted: Tue Oct 21, 2008 2:01 pm
by abdi ilyas
http://www.calayaale.com/News%20-Oct-20 ... 0-2008.htm
Xaalada Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Maanta degan kadib dgaal shalay iyo xalay uu ka socday , taasoo ka dambeysay iska hor imaad gudaha Degmadaas ku dhex maray Xoogaga Alshabaab iyo dhalinyaro deegaanka u dhashay oo ka tirsan Midowga Maxkamadaha Islaamka..
we all knew this war would start..but its comes early then i though.