Xoghayihii Garabka Dhallinyarada KULMIYE oo Sheegay inuu Kalsoonidii kala Noqday Xisbigaas
Hargeysa Xoghayihii Dhallinyaradda Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan, ayaa shir jaraa id oo uu shalay ku qabtay huteelka Imperial ee magaalada Hargeysa waxa uu shaaca kaga qaaday inuu ka baxay xisbigii uu ka tirsanaa ee KULMIYE, isla markaana ku biiray xisbiga UDUB
http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tp





