Language barrier?
Eeg hadda halkani waa Somalinet , dad Somali ah ayaa yimaada .
1/Magaalo dad
Somali ah ku noolyihin oo Garbaharey la yidha , baad sheegatay .
2/Nin Ina Baxar la yidha oo
somali ah baad uu yeedhatay .
Iminka inaad "kiixkiix".."Lool.lool" iyo "language barrier " marmarsiyo ka dhigto , wax laga yeeli karayo ma'aha , walaashey , si kaste aad iskaga qurux badnaatide .
Bal si' uun iskaga key khaaraji , hadal yaroo naxariis leh na ha noqote .

..bal wuxun la kaalay !