Bilaash baad sheeko aan ku qusayn iskaga daawanaysa ku na soo dhex dhacday , markaa anaga caajiska ku haya barta inaga la mar , haddad af somaliga inagu dhaanto na mid yar ka soo qabso meelaha oo topig u fur
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Ina Baxar wrote:Meeshan wax lacag laga qaaday baanan jirin abdi ilyaas , ha inagu cabaadin saxib .
Bilaash baad sheeko aan ku qusayn iskaga daawanaysa ku na soo dhex dhacday , markaa anaga caajiska ku haya barta inaga la mar , haddad af somaliga inagu dhaanto na mid yar ka soo qabso meelaha oo topig u fur

Nabeela wrote:Inalilah waa inalilah raajucun war naga jooji those essays. Runti your af somali aad iyo aad bu u qaabdaranyahay, marmar waan fahma, marmarna ma fahmo, it depends I guess, aniga xaata kuma dhamo, next time bal ii jilci, anyhow I was bored and I needed someone to pick on and you were IT.

suga_n_spice wrote:war ileen anakaa yaab aragney.![]()
![]()
hadii naagaha la iska celin waayey ma nimankaa lagu duulaa taloow?!
waa sheekadii aboow kan yar iga celi aan kan weey iska celiyee!!!

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 22 guests