Page 2 of 2

Re: UAE: Somali reads Poem on TV

Posted: Sat Oct 25, 2008 8:38 pm
by Goljano Lion
SahanGalbeed wrote:Eeg hadda waxan ahay cumar jibriil , baha cumartu cumar jibriil ma'aha :lol:


:lol: :lol: maracasee wuxuu yidhi bahgobadii baan Arabsiyo ka qaadilaheene, laakiin waxaa u soo baxay nin layidha ..baxsane markuusuu heestan qaadi jiray, ............Baxsanow bah gobo u roonoo, bah ali habeeyo, bustanada Arabsiyo habeeyo , walahe Marace est tres rigolo :lol:

Re: UAE: Somali reads Poem on TV

Posted: Sat Oct 25, 2008 8:40 pm
by Ina Baxar
Mara case iyo aabahay ba way dhaleen bah gobodu :lol:

Re: UAE: Somali reads Poem on TV

Posted: Sat Oct 25, 2008 8:40 pm
by Goljano Lion
Ina Baxar wrote:Mara case iyo aabahay ba way dhaleen bah gobodu :lol:

je sais

Re: UAE: Somali reads Poem on TV

Posted: Mon Oct 27, 2008 4:13 pm
by ky2008
Ina baxarow bal noo faa'ide oo noo sheeg Bah Goba waxay tahay?.

Re: UAE: Somali reads Poem on TV

Posted: Mon Oct 27, 2008 4:51 pm
by Ina Baxar
Waa bahdii cali iyo maxamuud ee Xuseen Abokor -ka .
Adigu nuux ismaciilka ayay ilamadeer yihin , si ficaan u ma kala aqaan abtirsiintas , laakin isku reer Arabsiyo baynu nahay :lol: