Page 1 of 1

What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:45 pm
by Minneapolis Mayor
bal eega dadkaan. Hadrawi bal muxuu sameeyay oo wanaag ah oo ka eheen in uu heeso sameeyo oo umada been iyo jacayl aan jirin ay dabada uluxaan. anakeey nooga dhigaayaan xaaji mecca ka imaaday

:down: :down: :down: :down: :down: Hadrawi
Image

[imghttp://www.hiiraan.com/images/oct2008/Hadrawi/Toronto/images/P1010442_JPG.jpg][/img]

Image

Wixii garoob magalada joogay guntiino ay soo wadaqaateen

Image
bal eega shiikhaan Fanaanka soodhaweenaayo :down: :down: reer waqooyi
Image

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:48 pm
by The_Emperior5
the problem is qolladiinan iljeexda dhibaatada iidin haysta labba erey uu af somali isku ma keeni kartiin
hadraawi ilahay ba hibo siyee he is a great poet iyo waliba song writer marka waxaad abwaanka uu aflagadayneyso ayaan garan layahay Hadraawi :up:

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:49 pm
by GENERAL_SNM
MM, unlike you this man is a credit to his people, are you abit envious?

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:51 pm
by Minneapolis Mayor
The_Emperior5 wrote:the problem is qolladiinan iljeexda dhibaatada iidin haysta labba erey uu af somali isku ma keeni kartiin
hadraawi ilahay ba hibo siyee he is a great poet iyo waliba song writer marka waxaad abwaanka uu aflagadayneyso ayaan garan layahay Hadraawi :up:


sxb aniga in ay fanaaneenta soodhaweeyaan madiidani laakiin Umadii oo dhan shiikh iyo shaab ayaa halmar caleemo uruxaayo sidii in uu yahay wali soo siraatay. Odaygaan idhaafi sxb

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:52 pm
by The_Emperior5
adigu waxaad ka xuntahay indha cadde marku marka yimid ayaana siida hadraawii marku yimi maraykan loo soo dhaweyn waan ku ogahay halka ku xanuunaysa

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:52 pm
by Minneapolis Mayor
GENERAL_SNM wrote:MM, unlike you this man is a credit to his people, are you abit envious?


What has he done for the people except writing songs. Umada ayuu been aan jirin kadhaadhiciyaan markaas ayay umaleeyaan in uu jacayl jiro. Waligii hadraawi jacayl kumadhicin dumarka ayuu beentaa kagadaah

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:54 pm
by Minneapolis Mayor
The_Emperior5 wrote:adigu waxaad ka xuntahay indha cadde marku marka yimid ayaana siida hadraawii marku yimi maraykan loo soo dhaweyn waan ku ogahay halka ku xanuunaysa


Horta Shiikha iyo Fanaanka haysku methaalin. Indhacadana Diinta ayuu udiriraah Hadraawina Dumarka ayuu usheekeeyaah. Isku koox xitaa umadheelaan

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 7:58 pm
by GENERAL_SNM
This man is spreading a message of peace and good will between somalis, in a time of division and hostilities. You should appreciate that message not kill the messenger.
If Hadrawi Speaks of love and its to much for your ears, your the one with the problem not him.

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sat Nov 01, 2008 8:03 pm
by peace-
GENERAL_SNM wrote:This man is spreading a message of peace and good will between somalis, in a time of division and hostilities. .

and what do u do in a time of division and hostilities?

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sun Nov 02, 2008 6:18 am
by The_Emperior5
Chew qaad dantada raac ha igu daaline e :lol:

Re: What good has Hadrawi Done

Posted: Sun Nov 02, 2008 6:38 am
by *Nobleman*
revolutionary poet :up: