Moderators: Moderators, Junior Moderators













Indha Cadde oo lagu eedeeyo in uu xoog ku heysan jiray Sh/Hoose maamulkiisiina uu dad badan dhibaateeyay ayaa maanta magaalada Marka kaso muuqday waxaana dad badan oo isku so baxay halkaasi uu kaga sheegay in maamul Islaami ah ay ka dhisayaan gobolkaasi.
Yuusuf Indha Cadde waxaa uu si cad u sheegay in maamulka Sh/Hoose ee dawladda gacan saar ay leeyihiin isla markaana aysan wax dagaal ah kala dhexeyn,waxaana xusid mudan in Indha cadde uu Marka u tagay arrimo ku aadan dilkii Nuuriye Cali faarax.

abology to ugaas abdiwahab 



DR-YALAXOOW wrote:i take back![]()
![]()
abology to ugaas abdiwahab


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 69 guests