Walle iyo bille nimankii Irir la oran jirey way nooga adkaadeen xaga dacaayada.
Sababta aan sidaa u leeyahay waxay tahay, waxaan ku arkay mar aan tagay Yurub buug uu qoray nin Danmarki ah oo uu ku leeyahay "waxaan tagay Soomaaliya, waxaana i casumay nin Tarod ah.Wuxuu ii sheegay in Awowgii Tarod Ismaciil in ay walaalihi soo cayriyeen oo ay keenen Soomaaliya kadib markii la ogaadeen in wacal ahaa".Buugaas anigu, waan ka dacwooday.Ninki qorayna waxaan u diray warqad.Waxaa intaa ka sii yaab badan, waxay ku soo qoreen jariidad ka soo baxda Yemen in cashiirada al-Jabartiyiin loo yaaqaanay in ay daba-go'een oo aysan cidba ka noolayn.
Markii aan tusay in aysan dab-go'in oo ay Baarlamaanka Yemen nin ku leeyihiin, loona citiraafsan yahay in ay yihiin "Saada" iyo "Shariifnimana", markaa ayaa kuwoodii carabiga fahamyey ee Irirka ahaa isgarteen in beentoodii laga daba tagay.
Calaa ku xaal, waxaa loo baahan yahay in hadaanu nahay Tarood Ismaaciil in aanu ku dhaganaano asalkeena Caqiili-ga ah ee Haashimiga ah.Hadii lagu waydiiyo ethnic gee tahay, waxaad ku jawaabtaa Carabta Soomaaliya baan ahay.Marnaba, magacaagu yuusan ka harin magaca Carbeed.Hadii lagu waydiiyo sidee Carab ku noqotay luqadaadu hadaysan ahayn Carabi, waxaad leedahay "aniga asalkayga ayaa Carabi ah, sidaas baan Carabi ku ahay".
Ciyaalkiina, ha lagu baro iskuulka Carabi.Marnaba yaan luqadaan asalkeenii nalaka gooyey ee Kushitig iyo Hamatig loogu yeero ha barinina ee Maxa ga la yiraahdo.Ileen Soomaali waa dhul ee ma aha luqad ama awoowe laga so farcamaye..



