Luggoyo, quote " Kambuli,
Haddii aad S-Land jeceshahay dee la jeclow waxay jecelyihiin. Waxay jecelyihiin inay ka go'aan Faqashta iyo Hawiyaha, markaa haddaad jeceshahay, waa inaad taa la jeclaataa.
I am not one of them, but I truly support their aspiration to secede from these good for nothing Wallaweyn.
Luggoyo,
Qofkaad jeceshahay wuxuu jecel yahay la jeclow is not a good strategy.
Ilmahaaga aad dhashay, haddii uu jeclaado inuu khalad galo kuma raacaysid simply because waad jeceshahay!
Aniga mabda'aygu waa kii Xadiithka Nebiga CSWS ee ahaa walaalkaa markasta u hiili...
Cidna kaga haybadeysan maayo, kagana biqi maayo inaan idhaahdo:
Somaalida waqooyi waa walaalahay and believe me haddii aan iskasoo sharaxxo waan ku kalsoonahay inaan kursi si durduro ah uga heli, balse kuma raacsani kala goynta dalka..Waayo wax lakala qaado ama la kala gooyo ayaan meesha oolin..We are talking of few million people..
Ta labaad cadow Somaaliyeed ayaa loo hiilanaya marka ay qolo walba tidhaahdo waan go'nay...
Miyay xaq tahay inay la oloolaan Somaalida diidey inay heshiiso? Maya...Balse maaha in dabkooda la sii huriyo oo laga faa'iideysto ee waa in nabad laga dhex raadiyaa...