Moderators: Moderators, Junior Moderators

The_Emperior5 wrote:How many are dead ?

SahanGalbeed wrote:Animals fight coz they cannot talk , these guys are even worse than animals

The_Emperior5 wrote:when i was in a refugee camp in Europe in 1989

SahanGalbeed wrote:Isku af ma'aha , qaar xita iska ma eeka bahal cuqdad la yidha oon hore loo aragna way ku jirta .
Markaa diinta iyo waxan waa la isku daba qarinaya , waayo colaado hore oo faro badan aan la xalin baa jira .
The main reason , aanay weligeed u soconayn na waxa weeye , magaca Ilaahey wax dadka lagu shaxaado ma'aha !

sheekh-Farax-zero wrote:The_Emperior5 wrote:when i was in a refugee camp in Europe in 1989
Inkaar baa qabtaa haddaa Europe 20 sano joogtid
The_Emperior5 wrote:SahanGalbeed wrote:Isku af ma'aha , qaar xita iska ma eeka bahal cuqdad la yidha oon hore loo aragna way ku jirta .
Markaa diinta iyo waxan waa la isku daba qarinaya , waayo colaado hore oo faro badan aan la xalin baa jira .
The main reason , aanay weligeed u soconayn na waxa weeye , magaca Ilaahey wax dadka lagu shaxaado ma'aha !
the problem is waliba walanweynt call ilahay eebe right its a somali name for god. the also call them selfs eebow. wa dhibaato wa problem labbadii bay kala garan laayihin![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Shoot2020 and 94 guests