Page 1 of 3

Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 4:08 pm
by Adan_1
Boqorka Kuiwat oo Sheekh ka Binnaynaya Dhisme ay ku kacayso lacag dhan 3 Milyan oo Dollarka Maraykanka ah

Sheekh (Somalilandpress) Boqorlka Wadanka Kuwait ayaa dhisme lagu qiyaasay inuu ku kacayo lacag dhan 3 Milyan oo Dollarka Maraykanka ka hir-gelinaya Magaalada Sheekh. Dhulka dhismahan laga binnaynayo ayaa waxa uu magaalada ka xiga dhinaca Bari ee Jidka Laamiga Burco taga, waxaana cabbir ahaan lagu qiyaasay 5M oo isku-weer ah.
Dhismeyaasha Fooqaq u badan ayaa hada ka socda, waxaana sida ay noo sheegeen Injineerada Fulinaya Dhismahani, waxa loogu talo-galay inuu Boqorku Dalxiis ku yimaado marka uu fasax yahay. Waxaa laga qodayaa oo hada Socda Riig, waxaana aan indhahayga ku soo aragnay Madaar loogu-tala-galay inay ka soo degto Diyaaradda Kaaska ah ee Mulkiilaha Dhismahan waa Boqorka Kuwait'e.
Dhismahan Shirkadda Qandaraastay ee dhisaysa iyo shaqaalaheedu waa kuwo wadanka u dhashay. Taasoo macno ahaan noqonayso inay lacagtani faa'iido wayn oo dhinaca dhaqaalaha wadanka, gaar ahaan deegaanka Sheekh u soo kordhay.

Image

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 4:47 pm
by LiQaaye_TDH
Thats bulloks....

There is this place, were there is some massive Construction going on, Near Sheikh and that could be the project they are talking about here, but im sure some one told me its gonna be some kind of market that Al-Jabari, the man who bought somaliland's livestock...

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 7:34 pm
by The_Emperior5
No no adan is right i heard this story 7 months ago the emir of kuwait loves hills and he is gone built that,

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 7:48 pm
by Goljano Lion
LiQaaye_TDH wrote:Thats bulloks....

There is this place, were there is some massive Construction going on, Near Sheikh and that could be the project they are talking about here, but im sure some one told me its gonna be some kind of market that Al-Jabari, the man who bought somaliland's livestock...

i heard both stories, but i wouldn't which one is true, the point is Somaliland need investment not only Hargiesa but every region in Somaliland :up:

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 7:51 pm
by SarToog
fuk sheekh man lets allocate the money to naasa hablood and hargeisa
prolly the sheikh wont notice :lol:

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 7:51 pm
by The_Emperior5
walahi magaalada habarawal Dhisma kama maqna :up: halka ka wadda

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 7:56 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:walahi magaalada habarawal Dhisma kama maqna :up: halka ka wadda

why do you have to insert H-awal into everything? Horta ma sheekato reer samatar baad tahay? bal isku kaayo sheeg

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 7:57 pm
by SarToog
emperior i heard Ismail carre is somalis biggest sub clan of all is it true?

reer samatar iyo jibril abokor maa baadiye aa?

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:01 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Goljano Lion wrote:
The_Emperior5 wrote:walahi magaalada habarawal Dhisma kama maqna :up: halka ka wadda

why do you have to insert H-awal into everything? Horta ma sheekato reer samatar baad tahay? bal isku kaayo sheeg

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:02 pm
by The_Emperior5
Goljano Lion wrote:
The_Emperior5 wrote:walahi magaalada habarawal Dhisma kama maqna :up: halka ka wadda

why do you have to insert H-awal into everything? Horta ma sheekato reer samatar baad tahay? bal isku kaayo sheeg

maye nuux ismacil baan ahay oo reer gadiid ah reer kool ah oo reeer ismacil kool ah , reer cawadku dhallen lol :lol: :lol: . No when sheikh isxaaq was on his death bed wuxu la dardaarmay inankisa awal.
wuxu ku yidhi wixi maaliyaad wixii hanti wixi dawladnimo ah adiga ugu masuul ah 12 wiil ee aan dhalay .marka magaalada sheikh wa magaaladen wa inanu dhisno qurba jooga habarawal must inay lacag ururiyaan for every singe tuulo and city in somaliland.

any way goljano i am your suldan nin cabdalle sicid baan ahay suldaankaagii baan ahay igu dabba tukko.

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:02 pm
by Goljano Lion
SarToog wrote:emperior i heard Ismail carre is somalis biggest sub clan of all is it true?

reer samatar iyo jibril abokor maa baadiye aa?

dam nigga, and you r obsessed with Muse care and who gives a damn if Ismael carre is the biggest sub clan of all somalis

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:03 pm
by SarToog
waryaa mad mulllah cidagale

what you laughin of boy sacad muse took riigii iyo gobolkii gaaroodi wuu kuu diiday
hadana egal airport ayay uu bixiyeen in ur own deegan

:lol:

--------------------
goljano :lol:

i am just wondering relax saaxib who the fuk talked abot muse carre
i asked about ismail carre

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:04 pm
by The_Emperior5
SarToog wrote:emperior i heard Ismail carre is somalis biggest sub clan of all is it true?

reer samatar iyo jibril abokor maa baadiye aa?

ismacil carre are very large subclan wa laandhero kuwaasii , habaryunis wa ismacil carre iyo bah bah iyaka ugu baddan,

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:07 pm
by The_Emperior5
SarToog wrote:waryaa mad mulllah cidagale

what you laughin of boy sacad muse took riigii iyo gobolkii gaaroodi wuu kuu diiday
hadana egal airport ayay uu bixiyeen in ur own deegan

:lol:

--------------------
goljano :lol:

i am just wondering relax saaxib who the fuk talked abot muse carre
i asked about ismail carre

Big deal cigaal was the somaliland president aun . and somaliland first prime minister in 1960 he deserves to be named cigaal international airport. by the way cigaal was half garxajis any way by his mother . ta labaad. we make statues for all of our halyeys if i ever become president of somaliland i will make a statue for the great.
xassan kayd near xafada shacabka ,and he was garxajis and he was the first halyey that try to make somaliland independent in 1962 , marku gunimada diiday.

Re: Magaalada Sheekh

Posted: Fri Nov 07, 2008 8:09 pm
by Goljano Lion
SarToog wrote:waryaa mad mulllah cidagale

what you laughin of boy sacad muse took riigii iyo gobolkii gaaroodi wuu kuu diiday
hadana egal airport ayay uu bixiyeen in ur own deegan

:lol:

--------------------
goljano :lol:

i am just wondering relax saaxib who the fuk talked abot muse carre
i asked about ismail carre

where r reer jamac waal, i wanna hear their intake on this discussion about ismail carre, i thought reer yusuf were bigger than Ismail carre