War niyow dhulbahante , wax waalan weeye wallahi .
Bal waxay ku soo qoreen eega
Dagaal baa ka dhacay bay ku leeyihin badhtamaha magaalda las canood .
Rasaas bay ooda iskaga qaadeen ciidankii Hargeysa ka yimid ,
waaxaney isku laayeen shaadh I mean those are the kind of stories they feed their audience ....ya Ilaahi !
I mean ninkaas widh-widh iska leh {jidbaale waabay ka dareen kuwaasi e } is ma odhanayo
1/ malaha wax dhici kara ma'aha
2/ malaha dadkeeygan been u sheegaya
3/ malaha waa la idin ku qosli
Yacni
anything that can lessen the Isaaq is good enough for them , wether it is true or not
