MM,
horta qac in aad tahay wali ma laguu sheegay saxiib?! shactiroole aan caadi aheen baad tahay. bas waaye waa in the kings of comedy lagugu daraa madaama uu bernie mac hadda dhintey
laakiin maxaa ka rabtaa Michelle walaalkeeda caqliloow waaye. he has a VIP pass to the black house now that his "brotha" from anotha motha is president-elect
soo ma ogid, awal madoowga mar hadeesan aheeyn a chef, a maid, a guard or a dog groomer looma ogoleen in the white house, but now he doesn't have to be any of those things instead he's an "in-law"
waraa, xaaskaaga i dhaaf ku dheh ayeeyo garoobada freshka ah ha kuu soo radisee 8)