Page 2 of 2

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:17 pm
by Ina Baxar
Ninka askariga ,mission-kisa ayaa wax waliba uga sareeya .
Mission-kaagu , objectives ayuu leeyahay .
Matalan haddad tidhahdo , Boroma ayaan ka soo galaya , ilaa iyo Burco ayaan xoraynaya .. halkaasan fadhiisin ka dhiganaya ! Clear!!
Haddu cadowgu kala jabo , ama u kaa cararo , inaad ku daba xidhato ma'aha , waayo balaayo aan qorshaahaagi hore ku jirin baad galaysa .
Al shaabatu , waxa ku dhacday , dhul loo ga baxay bay sii fudud iska qabsadeen . Iyagii baa waaxaney ahayn isku qaatay , haddana runti baa insha Allah maalin ba maalinta ku xikta la hor keenaya.

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:18 pm
by The_Emperior5
marka ina baxarow alshabaabtu wa niman siida carurtan halkan striperka ka sheekey oo kalle oo wadda qalad aah ah raacay . oo aminsan stripper baad ku hellaysa jannada hadaad dad qarxiisiid waan fahmay qaar na ifkan bay striper bir ku ciyaaraysa ka hellaan , abuquteybana wuxu is leeyahay jannada striper ku hell waynu garranay dhali yaradu na way ku dabba feylayaan

fahmay

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:21 pm
by Ina Baxar
Anigu waxaan idhi waa dhallinyaro ficil badan , laakin wadadii tosnayd ka baxay !!
Odayaal baa weligood wax xalin jiray , haddaynu somali nahay , odayaashu na waa Nuur Cadde iyo sheikh shaarif !!

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:23 pm
by The_Emperior5
odayaashu na waa Nuur Cadde iyo sheikh sharif

iyo salaad cali jeelle :lol: :lol: :lol:

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:27 pm
by djibsomali
The_Emperior5 wrote:
odayaashu na waa Nuur Cadde iyo sheikh sharif

iyo salaad cali jeelle :lol: :lol: :lol:

do you salaad ali jeele or are you trying to piss off those of us that support muqawamaah (alshaabab).

salaad ali jeele is one the biggest gaal that have existed in mogadisho.
even worse than yeey

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:28 pm
by Ina Baxar
1/Horta siyaasada konfuurta , ku ma sii dheereeyo .
2/ The more madafaks you get in there , the more factions you get .
Nuur Cadde iyo sheikh shariif ayuun baan aqaana anigu :lol:

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:31 pm
by The_Emperior5
salaad cali jeele na ku darso wa gudhuga ugu weyn wa kii hawiyaha yidhi guriyihina ka qaxa tigray bii inaga celinaya xassan daahir aweys :lol:

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:52 pm
by Addoow

salaad ali jeele is one the biggest gaal that have existed in mogadisho.
even worse than yeey

wtf? isnt cumar geele kaafir kaafir dhalay? why dont you talk about that? or are you under the influence of alcohol?

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 11:02 pm
by Somaliweyn
I thought Abu Mansuur was in Mogadishu?

I guess after Ethiopians leave its every Somali group back to their traditional lands: A.Yusuf and his Northeastern militia back to Northeastern region, Abu Mansuur back to Baidoa.

Let everyone preach their message within their group and bring change from within.

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sun Jan 04, 2009 12:43 am
by RebelLion
The south is becoming more and more unstable after the departure of A.Y, even nur cadde and shieck sharif wanted the ethiopians to stay, but ethiopians would not have it. It's gonna get worse before it gets better. Let's if those celebrating will continue celebrating once mogadisho turns back into clan fiefdoms and isbaaro's.