Page 1 of 2

ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:29 pm
by djibsomali
Sh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo maanta shir jaraa'id si toos ah ugu qabtay gudaha magaalada Baydhabo ayaa ka digay dagaal ka dhex dhaca mujaahidiinta xiliga ay dalka ka baxaan ciidamada cadwga Itoobiya, isgoo ku tilmaamay arinkaasi mid aad u fool xun.

Abuu Mansuur ayaa kula dardaarmay mujaahidiinta inay xabadooda ku kulmiyaan ciidamada cadawga balse aysan iyagu isku isticmaalin, isagoo si cad u diiday in arinkaasi dhaco.

Sh Muqtaar ayaa ka hadlayay munasabad ay xoogaga maxkamadaha islaamiga ee ka howlgala gobolada Baay iyo Bakool kula midoobayeen xarakada Al Shabaab, taasoo waxii manta ka danbeeya lagu howlgali doono magaca mujahidiinta Al Shabaab.

Waxuu wax laga xumaado ku tilmaamay talaabada shalay iyo maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho ee saldhigyada lagu kala qabsanaayo, waxuuna cadeeyay inaan la isku mashquulin goobaha ay ciidamada ka baxaan, lakiin dagalka la sii wado.

Afhayeenka ayaa dhanka kale xaqiijiyay in ay rasasta sii socon doonta xitaa hadii ay ciidamada Itoobiya baxaan, isagoo tilmaamay in ciidamada midowga Afrika iyo kuwa Itoobiya ay labadoodu ku shaqeynayaan fikir Mareykan, sidaas daraadeed aan la joojin doonin dagalka inta diinta ilaahay kor ay ka noqoneyso waa siduu hadalka u dhigaye.

Waa markii ugu horeysay oo Abuu Mansuur uu si kalsooni leh shir jaraa'id ugu qabto goob ay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada ay xoog ku leeyihiin, tan ayaa muujinaysa awood balaaran ee ay Al Shabaab ku dhex leeyihiin magaalada Baydhabo oo ah degmeda kaliye ee gacantooda ka maqan goboladaas

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:29 pm
by djibsomali
de facto!!!

somali army is alshabaab may allah bless them!!!

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:30 pm
by Shilka Jr.
how would u feel about shabaab in djibouti?

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:31 pm
by djibsomali
sharia in djibouti?

that is my dream

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:33 pm
by Shilka Jr.
what if abu mansuur pulled djibouti into a union with somalia?

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:37 pm
by djibsomali
what if?
what if!
if, what if was relevant i would have killed every somali dhabadhiilf.

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:39 pm
by Shilka Jr.
answer my question.

how would you feel if abu mansuur tried to bring djibouti into the somali union?

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:44 pm
by The_Emperior5
djb we dont want these freaks in our country Djbouti :djibouti: :up:

Djbouti is fine as it today.

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:47 pm
by Shilka Jr.
yesterday i was watching a porn movie where 2 french men were having sex with a 14 year old djiboutian girl.

do you like that emperior?

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:49 pm
by djibsomali
lol
bahashaa beentaa inagaa kalayareeh!!


however there was a clip in somaligirls.tk of one djiboutienne( i think) doing porno with a french dude!!!

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:51 pm
by The_Emperior5
Shilka Jr. wrote:yesterday i was watching a porn movie where 2 french men were having sex with a 14 year old djiboutian girl.

do you like that emperior?



yeah better french .then abu quteyba who will have sex with her first and then says we have to kill her :lol: :lol: way siineysatay

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 7:53 pm
by Ina Baxar
Ninkaasi muxu sidaa u yidhi ??
Dareen baa ka hadalsiiyay..xaalada Al Shabaab-ta ka dhexaysa ayuu ogyahay .
Anigu haddan Ina Baxar ahay ,a sincere Isaaq :lol: , beri hore ayaan idiin sheegay oo idin idhi , al shabaabta ayay ka dhex dilaaci doonta .
Haddaba ,mar haddey sidaa tahay arrintu , waxan jecla inu Abu Mansuur , anigu warqadan halkan akriyay e , inu bal aniga na i yara maqlo :lol:

Intey goori goor tahay , sheikh shariif iyo nuur cadde cid uga dhow maanta la ma hayee , nimankaa iska raac baan odhan laha anigu .
Haddi igu diido se , waan inoo "press conference" -kiisa dambe . :lol:

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:00 pm
by The_Emperior5
ina baxar alshabaabkan dhibaatada hayssata waxa weyaan way is qarinayaan
kan digil iyo xuruflaha ah ee abu mansuur yuuu afa yeen oo yahay
they say waxa weyaan afayaeenka ururka al shabaab laakin yuse afayeen oo yahay manay suaal ahayn inanu is weydiino. nimankani inay halaag soo waddan weyno ognahay. manay ciidi ka sarrayn , somalidu ninkaasai baydhayeen ma usama bin laden iyo alzawahiri bu afayeen oo yahay anigu taas ayaan is yidhi. :lol: :lol:
marka wa in cudud lagaga hortag

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:11 pm
by Ina Baxar
Al Shababtu waxa weeye , nin aniga oo kale ah {betwen 30 and 45yrs old ah } oo dhallinyarta halaaga .
Way jiran ,matalan waxa jooga AW iyo cawar oo kale , oo tumasho iyo naago la iska fuulfuulo iyo ..ect.ect.. la shir yimaada . Maxa dhacaya , dhallinyartii baa ku daba xidhanaysa .. oo topig sex iyo naag futada lulaysa oo youtube laga keeno , qolo kale oo halkaa iyagu na blog-ya sex ka hadla furtaan .. yaa , waynu soo marnay dee oo jihaad baan ku haya maalin walba :lol:
Haddaba Al Shabaab waxa asaasay niman iyagu na sidaa si le'eg wado qaldan saaran !
Dhallinyartii baa ku daba xidhatay...., sidaa AW iyo Cawar halkan ugu ciyaalooben , bay Turki iyo Caweys iyo Abu Mansoor ku ba ,ciyaal dhagar u hunguriyoobay bay wada noqdeen .

Re: ALSHABAAB PRESS CONFERENCE WITHIN 10 FEET OF PARLIAMENT

Posted: Sat Jan 03, 2009 8:15 pm
by Addoow
well,somalia was liberated by ICU mostly alshabab joined the war recently.