Page 1 of 1

Ethiopian troops has pullout from Moqdishu totaly

Posted: Mon Jan 12, 2009 9:34 pm
by abdi ilyas
this indeed guul 4 isbaheysiga garabka jubuuti.
http://www.dayniile.com/Janaayo09/013%20January1.htm
War deg deg ah Ciidamada Itoobiya oo ka baxay dhamaan goobahii ay ka daganayeen magaalada Muqdisho
Muqdisho
Waaga barye bilicsan arooryo Baxan maalin boqran




Dhamaan goobahii ay Daganayeen ciidamada Itoobya ayaa isaga baxeen sida uu sheegayo wariyaheena ku sugan magaalada Muqdisho,




Dhamaan waxa acidla ah goobahii ay xoogaga ku heysteen ciidamada Itoobiya sida Warshada Baasatada ,Itaadiyoom Muqdisho iyo Gaashaandhiga iyadoona dhamaan goobahaasi ay dageen ii ciidamo ka amarq aato Indhacade.>

Xiligaan waxay ka baxayeen wasaarada Gaashandhiga xabada ayaana lagu bilaabay warkuna waxuu sheegayaa dhamaan in ay faarujiyeen goobahii ay daganayeen ciidamaad Itoobiya caawa waa cawa guuleed mar haduu naga abxay gumeysigii madoobaa Nin lagu seexdoo haseen ha seexan .

Wali waxa dhacay xabada waa ween iyo kuwa yar

Waxii ku soo kordha kals oco dayniile


Re: Ethiopian troops has pullout from Moqdishu totaly

Posted: Tue Jan 13, 2009 5:03 am
by Ni Hao
And?

You still aint free from the Ethios waryaa, so dont even try and count your eggs before the hatch.

Ps...How is your Amharic so far?