Page 1 of 2

Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 12:43 pm
by kambuli
Waa maadays adduunyadu Dadkuna wuu matalayaa...

Alla adduunkan maxaa toban weji iyo munaafqad ka socota :evil:

Goorma ayey Alshabaab noqotey dad xun oo Muslimiin laynaya? Inaa Lilaahu wainaa Ileehi raajicuun.. :!:

Anakaa balaayo aragnay...

Mese tolow awelba awr ayaa lagu kacsanayey???

Bal hadda dadow si fiican siyaasadda Somaaliya u eega oo ula socda...

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 1:32 pm
by eyes-only
:lol: Kambuli

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 1:48 pm
by gobdoon
Abaayo dhaliilaha lo so jeedinayo wa run iyo waxa ayaga laga arkay wa gar ma qaatayal wax damiir somalinimona kuma jiro,ha oo ayagu qabiil wa ka nadiif lakin acshankooda iyo say u dhaqmayaan ba khaldan.looma baahna inay shicibka somaliyeed ay ku sameeyan waxay raban,Rasuulkeeni lasoo dirayba wa naxariis badna ee waxa loobahanyahay in shicibka loo sabro oo an seef labood layska noqon Qabuurihii daku waligood u ducayn jireena aan hal maalin layska burburin,hadii ay adiga bidco kuula muuqato dadka si tartiiba oo khasab iyo xoog ku jirin ugu sharax,meeshan dadku wa muslim 100 laal sano mise 1000 sano bayna diinta islamka haysteen oo ku dhaqmayeen,midnimada iyo calanka wadanka iyo umada somaliyeedna wa inaad sharaf iyo ixtiraam u haysto,lakii ma oran karto wadanka diinta islaamka baan si xoog ah ugu dhaqayaa,inkastoo umadu waligeed muslim ahayd,xooga aad Jihaad aduunweyne aad saareysona jooji,oo umada somaliyeed ayadaaba 20 sano iyo kabadan dhexdeeda iska laynaysay oo nabad iyo cagadhigid u baahan,lakiin ujeedo caalami ahban somaliya kafulinaya shisheeyuhuna ha yimadeen gabdho diyaar ah baan u haynaaye wax soconaaya ma aha.

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 2:43 pm
by kambuli
Eyes, :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Ma ogtahay amba waan aqaan sida loo qoslo eh...

Gabdoon,

Walaalkiis, waan ka warqaba qolyahan Alshabaab eh, laakiin waxaan diidey, in dagaal uun dabada la haysto...At the end of the day waxa dhimanaya waa Somaali..Magacay doonaan ha ahaadaan hana sitaan...Miyaan shalay uun la lahayn..Wa mujaahidiin? Sidee ayey within one week haddana shayaadiin u noqdeen?

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 7:21 pm
by eyes-only
Maya abaay, I thought you only pull those twisted evil faces :evil: :lol:

Anyway, I was going to say politics is an ever changing thing....one day one is called a hero, the next day he's being compared to the worst villain, basically one has to stay on top of things to keep one's image intact. Laakinse, I just thought what the hell, let me just laugh at how seriously you put it.

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 7:25 pm
by Faisah
Eedo kambuli siyaasadaad ka carari jirtay goormaad baratay!!! :roll:

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 7:32 pm
by Babygirl-
Kambuli waan yabanaay, Sheikh yaadi muslimka iskuu shagaynaa are power hungery oo is xasuuqe, somalidu markaa xageey uso coota sheikh iyo sheydaan ba waa tuug dadka laaynaya!! :|

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 7:38 pm
by Faisah
Babygirl- nayahe horta have you decided who are you paying your taxes to this year..Garowo or Hargeysa? Tax year is ending soon you better decide quick time :lol:

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 8:18 pm
by Babygirl-
:lol: :lol: :lol: :lol:

Nayahade somalidu soo Xabashii ma dhaanto??

I am An american Citizen abayaadis. :lol:

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 8:35 pm
by abdi ilyas
al-shababa waa yahuud taas labo qof maba is weey diineeyso. maxaa keenay.

kow. waxeey duminaayaan qabriyadii waalidkeena,culumaa odiinkeena. dhaqankaan eey layimideen waa kii lagu yaqiin yahuuda.

labo. maxeey diidan yahiin in loo banaan baxu muslimiinta oo yahuuda ku gowraceeyso Gaza.
bal ii sheeg hal meel al-shababa maamulo oo loogu banaan baxay reer Gaza?

waxaa lahaayaa cadeen oo al-shababa ku mamnuucay meelaha oo kataliyo in loogu banaan bixin muslimiinta ee reer gaza.

etc

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 8:43 pm
by Keyse_0208
kambuli wrote:Mese tolow awelba awr ayaa lagu kacsanayey???


Yaa maxaad tidhi.? bal ku soo celi, rewind

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 8:46 pm
by abdi ilyas
awr=rati= geel

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Tue Jan 13, 2009 8:52 pm
by Keyse_0208
oo markaa ma waxey leedahay geel-kay ku kacsataa.?? jow jowwwwwwwwww

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Wed Jan 14, 2009 12:56 am
by Babygirl-
Awrka lagu kacsada is like using Religion/Race/Nationalism e.t.c to acheive support while you are not sincere about it.

Re: Waa Maadays Adduunyadu...

Posted: Wed Jan 14, 2009 5:53 am
by Hyperactive
kambuli wrote:Waa maadays adduunyadu Dadkuna wuu matalayaa...

Alla adduunkan maxaa toban weji iyo munaafqad ka socota :evil:

Goorma ayey Alshabaab noqotey dad xun oo Muslimiin laynaya? Inaa Lilaahu wainaa Ileehi raajicuun.. :!:

Anakaa balaayo aragnay...

Mese tolow awelba awr ayaa lagu kacsanayey???

Bal hadda dadow si fiican siyaasadda Somaaliya u eega oo ula socda...


eedo first of all the politics is very dirty thing and weel iyo abihees kala disha.
it's all where the intrests lies, yesterday's friend can be worse enemy today and vise versa.

it's needs some one very ruthless and emotionally strong with very strong religion awareness of moral and conscience.
who doesnt care lomat la'em= who ever blames him/her on haq.

it remind me omar ibn khatab rathiya Allah 3anh, with that discription.

and yes some people awr bey ko kasanayeen and that's very clear if you just read some older generation in this join, without naming names.

that's the reason, i always skiptical supporting any group in current somali politics.
as arabtu say: ikhtala6a 7abel wa nabel. good and bad mixed up and dont know which is which.

it's fitna in highest level, it's best to just stay away from it and observe it.