Page 1 of 2
Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:30 pm
by salafi_student
Sufis claim to have done, what the Americans and Ethiopians or Kenyans couldn’t do for years.
After showing a dead body they wrote:
"Taliyahii Maleeshiyadda Cabdalla Suudaani (i.e Dead man),ninka Mareykanka ka raadinayaan Somalia,wuxuuna u dhashay Kenya,waxaa lagu magacaabaa Seyfulaah alkiywaani,waxaa jeebkiisa laga bixiyay Passbort Kenyan,Thuraya Seatlet iyo waxyaabo badan oo ducoments muhiima"
http://waagacusub.com/13.01.09%209sawiro.htm
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:33 pm
by Samatr
Suufi ku was, ma mid suufi ah baa kuu fara xumeeyay berigaad ciyaal aheed?
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:36 pm
by kambuli
Tolow umaddani maxay dadka ka tusaan ama u fara xumeeyaan meydka?
Waa wax damiirkii ka idlaaday

Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:40 pm
by Ina Baxar
Haa, ma sidaasey ahayd , sorry markaa waagacusb !! Waxa maydad-kan loo soo sawiray , inoo may sheegin shalay !
Good job !!

Maya in this case it is important to show the foreign involvement ..I agree !
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:42 pm
by Samatr
geez louise, I just looked at the pictures, wallahi some people are animals.
they won't even let the dead rest in peace.
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:43 pm
by Aliyah99
This is so sick
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:45 pm
by Ina Baxar
Well had they been somalis , Iit would have been different
In this case it is important to show the jihadist wannabes who wanna fight for Al Shabaab , that unlike what Abu Mansur 's promised you all , instead of the somali girls you were told you could wed and the farming land , 7.62mm awaits you .
Good job

Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:48 pm
by hilal2020
Aduunka cidwalbaa wey isdishaa oo wax lalayabo maaha laakiin wax meyd jiid jiidaya oo sawiranaya waligey maanarag. War bal dhaqankan meeshuu kayimid hala raadiyo.

Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:54 pm
by Ina Baxar
Maxa soo gashay waddanka raggan?
Idinku dagaal John Garang iyo inadeerki u dhexeeya , miyaad iska gali lahaydeen ?
Iney dad ajanabi ah u dagaalaman Al Shabaab , anigu sheeko ayaan moodi jiray .. mantana waakan sawirkoodi aan ku arkay , ba .
Wuxu ilayn dhab bay ahayd!
Kuwi u yeedhay , ula taga cabaadka , good job !
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:56 pm
by Hyperactive
hilal2020 wrote:Aduunka cidwalbaa wey isdishaa oo wax lalayabo maaha laakiin wax meyd jiid jiidaya oo sawiranaya waligey maanarag. War bal dhaqankan meeshuu kayimid hala raadiyo.

wa daqan humo aad o foohun.
i dont know meshay ka keeneyn.
very disgusting.
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 3:57 pm
by salafi_student
Muslim killing another Muslim in the name of Islam

Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 4:01 pm
by Ina Baxar
War aniga mid iga jawaaba !
Al Shabaab iney dad ajanabi ah , uga yimaadan wadamo kale oo ay iska dilaan somali , miyaad ogoshihin idinku !?
Anigu ma ogoli !
no2/AL shabaab, niman ajanabi ah baa u dagaalama ,iney
RUN iyo
BEEN tahay , sidee loo kala tusi kara dadka?
Maalintu Abu Mansuur ku yidhi raggan gabdho ayaan idin hayna , war kaa jogso cid halkan ku tidhi ma jirta , waxaan anaga ahayn?
waa maya !
Anigu haddaba , hypocrites ka waxan u aqan , waa intiina halkan ku cabaadaysa

Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 4:06 pm
by Ina Baxar
Ninki Somaliga ah eed disho , haddaad iska soo sawirto --> taasi waa foolxumo .
Halkan laakin PURPOSE bay leeyihin sawiradani .
Purpose-ku waxa weeye ... wakaa ki Uganda ka yimi ,wakaa kii Kenya ka yimi ...wax la dafiri karayo ma'jiraan .
Raggi u yeedhay ula taga cabaadka , insha Allah na , in farobadan oo kale ha laga dilo ..amin !
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Wed Jan 14, 2009 10:09 pm
by ky2008
Horta waxaan idin waydiiyey, Ahlu Suna kuwa la baxay ee ka dagaalamaya Guriceel, ma marexaan baa mise waa qolooyin kale?
Re: Sufis claimed to have killed CIA most wanted!
Posted: Fri Jan 16, 2009 9:14 am
by salafi_student
In-baxar, are you still carrying grudges of what happened in Hargeysa? Or do you have, something more sinister, that these lot may turn up in your back yard?