Al Shabaab corpses paraded on clan websites
Posted: Wed Jan 14, 2009 11:59 pm
Al Shabaab corpses paraded on clan websites.
Things are getting really nasty.
Muuqaalada filan waaga idinku noqon doono waa qaar ka mida meydadkaHogaamiyeyaasha ama Abaanduulayaasha ugu sareeya Khawaarijka Shabaabka Caalamiga Somalia.

http://www.waagacusub.com/Images/muuqaa ... tisaam.jpg

Muuqaalka Sagaalaad ee aad arkeeysaan,waa Abaanduulaha Al Ictisaam wa Kitaabi,wuxuuna ahaa ninkii garaacayay Hoobiyeyaasha lagu laayay Shacabka Guriceel.
Dhamaan meydadkaan waxaa lagu aasay godad waaweyn oo looga qoday guriceel sida shareecada Islaamka qabto
Warbaahinta Waagacusub oo dagaalka goobjoog ka ahayd,waxay heysaa Sawiro muhiima oo muujinaya inay Guriceel ku dhinteen shaqsiyaadka ugu caansan Al-Shabaab,waxaa kale oo ay heysaa ducomentsyo muhiima iyo sawiro laga qaaday qaabkii dagaalka loola galay.
Waxaa wax laga murugoodo noqotay in ay dhallinta muslimiinta ku hoggaamiyeen dad shacab iyo culumadoodi isugu jira, ayagoo sheegaya inay Itoobiyaan la dagaalayaan. Waxaase taas kasii daran in laga helay moobilladooda xiriir iyaga iyo amxaarada ka dhexeeyey!!!
Waxaa cajiiba, ragga hoggaanka Takfiiriyiinta hal mid ah oo wajiga wax ka gaareen uusan jirin, taasoo ku tusinaysa in ay giddigood xabada iyagoo cararaya dhabarka ka qabsatay.
Ninka hoobiyaha tuuraya ama bumbada shacabka ka dhex ridaa marna kuma talagelin inuu geeriyoodo ee waa dookhiisa inuu jihaad ugu yeero gumaadka muslimiinta.
Culumadu Ahlusunna waxay mar kale tacsi u direen waalidiinta ilmahooda la duufsaday ama la qafaashay ee muslimka lagu gooynaayo. Sidoo kale, culumadu, waxay Ilaahay horti ballanqaadeen in caqiidada islaamka ee toosan ay difaacayaan had iyo goorba.
Sawiradda aan soo gudbinay oo ku fulineyno balanqaadkii warkeenii Topnews waxaa kale oo ku muujineynaa inuusan Mukhtaar Rooboow qaban shir Jaraa'id oo uu ugu tacsiyeeynaa ama ku qiraa inay ajnabiyiintii xasuuqayay Shacabka Soomaaliyeed iyo taliyeyaashoodii uu ka mid yahay Timo Jilac ku dhinteen dagaalkii Guriceel.
Kooxda Al-Shabaab waxaa muuqato inay fadeexadooda banaanka taal,waxaana Shacabka Soomaaliyeed Marqaati ugu filan inta Saraakiil ajnabiyo oo shacabka dhameeynaayay kaga dhimatay Guriceel.
Inkastoo aan soo bandhigi doono ducomentsyo aan jecleeysanay inaan dib ugu dhigno akhristayaasha,hadana waxaanu aaminsanahay in laga gungaaray waxay dhab ahaan yihiin kooxda Al-Shabaab ee hore u sheegan jiray Islaamnimada.
Su-aalaha Muhiimka waxay yihiin.
1- Maxaa Ajnabi gaalo iyo Muslim isugu jira,oo dimbiyo lagu heysto dalka Somalia ku aruurshay.
2- Maxay ajnabiyiinta Guriceel,Dhuusamareeb iyo Ceelbuur uga wadaan xasuuqa ma amxaaro ayaa joogta.
3- Maxaa Aamusiyay Mukhtaar Rooboow,mar hadii hore looga bartay inuu jabkiisa sheegto.
4- Inaysan dagaalkii Guriceel raggii uga dhintay ee ajnabiga u badan sheegin maka marqaati kacee inuu gabalkoodu dhacay.
5-Hadaad tahay Wadani,Muslim,kuwa shacabka Guriceel iyo Dhuusamareeb xaqdarada ku leeyay ee ku abaal dhacay,maxaad ku sifeeyn lahayd Muslim mise Gaal.
Waxaanu nahay goobjoogayaal Jiidda dagaalka,waxaadna naga filan doonaan ,warar,sawiro idiin muhiima.
Allaahu Akbar,Illaahoow adaa weyn ee xaqa nagu jaheey.
Mohamed Abdi