Page 1 of 1
Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:06 pm
by sadeboi
I really do believe that our love for poetry and vibrant culture in storytelling is something that can unite us; it is also not against our religion. Thoughts?
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:11 pm
by black velvet
Maybe your generation fish and chips dont understand normal somali what hope is there for gabay
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:11 pm
by HooBariiska
waxii geela lagu qaybsan jiray gabaygu soo maaha
gamaan faras wixii looga tagay gabaygu soo maah
wixii guurka loo dooran jiray gabaygu soo maaha
waxaan tartan heesu la gelin gabaygu soo maaha
waxaan loo qaraacayn durbaan gabaygu soo maaha
waxaan dumarka qayb weyn ka gelin...gabaygu soo maaha
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:13 pm
by Executive
Its beautiful
My grandfather was a well known poet hawd but he died 50 years ago and none of those who memories his poems are alive today. I wish I could have read his poems.
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:17 pm
by HooBariiska
Executive wrote:Its beautiful
My grandfather was a well known poet hawd but he died 50 years ago and none of those who memories his poems are alive today. I wish I could have read his poems.
whats his name?
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:54 pm
by Queen_Arawello
I agree Poetry plays centreal role in our culture the Somalis are most famous for being a nation of poets. Oral poetry is central to Somali life.
I come from family of poets
Hagaag waa loo socdaa Hor waa loo sii hoydaa
Hadal waa la hindisaa Mudaan uurka hurudnoo
culeys beey hayn jirtoo Xannuun beey la hingatee
Hooyadu waa lama huraan
Ha`dii kale waxaan lahaa
Habeen goor uu bartamay Caanihii beey nagu habtoo
Horaadkeey noo dhigtoo Dharkii beey na huwisee
Hooyadu waa lama huraan
Calooshaadoon hif oran Adiga oon ka haqab`bin
Hunguri ma haweeysatee Hooyadu waa lama huraan
Habaaq goor aad tahoo Talaabta aan la holi karin
Adoo ciidii hambaday Dhaqsaba waa ku hinjisaye
Hooyadu waa lama huraan
Afka aan ku hadalniyo Hannaankeeniyo hub qaad
Hagaag beey noo bartaye Hooyadu waa lama huraan
Ha`dii kale waxaan lahaa
Innaga oon heybad qabin Hal beeso aan subsan karin
Habaaskeey naga huftoo Waa tii noo hiilisaye
Hooyadu waa lama huraan
Si eeynaan halis u galin Hungurigeey suubisaa
Dhaqsaba hoo nama dhahdee Intii eey ka hubsataa
Iyada ayaa ku hormartee Hooyadu waa lama huraan
Ha`dii kale waxaan lahaa
Rerku haduu yahay hayaan Hayinka aan saaran nahay
Hogaankeey heeysatoo Hoos beey kaala hadashoo
Intii aad ka hurudaa Waa kuu heestaa hadana
Hooyadu waa lama huraan
Cilmiga shiikh ku hormariyo Nin haamaan ahiyo hanad
Iydaa soo heeyn jirtee Hooyadu waa lama huraan
Haddii loo baahdo hiil Geesiga loo habar wacdiyo
Fulayga aan haadka hubin Iyadaa soo heyn jirtee
Hooyadu waa lama huraan
Ha`dii kale waxaan lahaa
Deeqsi aad soo heybsatoo Hamuuntii kaa ba`shiyo
Bakhayl aan kula hadleyn Iyadaa soo heyn jirtee
Hooyadu waa lama huraan
Aabuhu waa howsha guud Iyana hoos beey hayaan
Habantii guriga iyo Hooygii beey noo huftaye
Hooyadu waa lama huraan
Ha`dii kale waxaan lahaa
Geed yare kaa hooshey meel Hadii aad haah dhehdaa
Hubkii beey ka hindadoo Iyada oon hagar laheyn
Haaw waa tii soo dhahdee Hooyadu waa lama huraan
Odagu waa haajiraa Hawuu meel ugu kacaa
Haduusan mowdku helin Hortaadeey taagan tehee
Hooyadu waa lama huraan
Hadii kale waxaan lahaa.
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 5:57 pm
by Shirib
My qabiil killed your qabiil and stole your camels, how is this supposed to unite us again?
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 6:34 pm
by FAH1223
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 6:37 pm
by peace-
Shirib wrote:My qabiil killed your qabiil and stole your camels, how is this supposed to unite us again?
horta do you even know what gabay is.........do you even speak somali?
Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 6:38 pm
by Shirib
peace- wrote:Shirib wrote:My qabiil killed your qabiil and stole your camels, how is this supposed to unite us again?
horta do you even know what gabay is.........do you even speak somali?
mayeey ani shirib an kasee

Re: Poetry
Posted: Sun Jan 18, 2009 6:41 pm
by FAH1223