Good question !!
The right to self defence , maxay diinta islaanku ka sheegtay ?
Dumarka intaaney ku dhicin caydu , maxay u qabsan waayeen .
Magacaygi Ina baxar baa la iga ban gareeyay , waxaana la iga ban gareeyay ..waa maxaad ugu jawaabtay nin cayda idin kaga horeeyay.
Naago , ciyaal iyo maangab is dhex rooraya meeshay qabsadan , iney rabshadi ka iman doonta miyaan la ga sii fikirin ?
Snet waxay noqotay DOWN !!
Dad aan is qabanayn , oon kala adkayn oo markaad iska celiso ku cadhoonaya ... dee walle waa cajib inaad meel la iskugu kiin keeno
Inaga kaxeeya meesha , Somalia waxa qaribaya , waa taaso miidhan
They hail from the same clan and defend each other on a clan basis , that's a FACT !!