Page 1 of 1

MAXA GUDABIIRSE

Posted: Thu Jan 22, 2009 5:55 am
by gobdoon
Maxay ku dhacday in qabiilka Gudabiirse oo Riyale ka dhashay u noqdan qabiilka kaliya ee Somaaliyed ee ku raaca qabiilka Isaq in Somaliya la kala gooyo oo waxa layiraahdo Somaliland oo magacii gumaysiga Ingriisku kategey la isticmaalo,wa jidhan in kooxo kale oo yadhyadh oo kamid ah qabiilada Warsengeli iyo Dhulbahante ay fikrada rumaysantihiin lakin waxay u badanyihiin dhuuni raac oo mujtamaca dhamantiis labadasi qabiil ma ogola mana yeelayan waxii kala goyn ah umada somaliyeed dhexdeeda inkasto waliba qarkood saluugsan yihiin maamulka Puntland oo inayan ka helin jagooyin u qalma qabiil ahaan.

Re: MAXA GUDABIIRSE

Posted: Thu Jan 22, 2009 6:21 am
by The_Emperior5
dantu somaliland bay ku jirta beesha samaroon wa somalilanders dadkooday wax la qeybsanayaan, bal walanweyn maxay ka dhex heleyaan haday oo tagaan, nothing walanweyntu iyaka ba wax isku ogallaayn :lol: :lol:

Maanta beesha samaroon wa beesha somaliland hogaanka ku oo haysta dadkooday wax la qabsanayaan.

Re: MAXA GUDABIIRSE

Posted: Thu Jan 22, 2009 6:22 am
by Ni Hao
"Maxay ku dhacday in qabiilka Gudabiirse oo Riyale ka dhashay u noqdan qabiilka kaliya ee Somaaliyed ee ku raaca qabiilka Isaq in Somaliya la kala gooyo"


Because thats the only place in Somalia khayr ku jiro!