Page 1 of 3

suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 7:20 am
by ahmed_gurey
suicide bombing's against AMISOM, AMISOM replies by hurling a barrage of mortar's at bakaarah, 15 are presumed to be dead.

15 Ruux oo ku geeriyootay Qarax is-miidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Ciidamada Amisom oo Duqeeyay Suuqa Bakaaraha

Sabti, January 24, 2009(HOL): Qarax is-miidaamin ah oo khasaare xooggan geystay ayaa wuxuu maanta ka dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasna lala eegtay Ciidamada Amisom ee Wadadaas ku sugan.

Inta la xaqiijiyay 15 ruux ayaa qaraxaas ku geeriyooday, kuwaasi oo 14 ka mid ah ay ahaayeen Dad Rayid ah oo la socday gaari BL ah oo Wadadaas socday, halka ruuxa kalena uu ahaa askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo joojiyay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo marayay nawaaxiga Gurigii Shaqaalaha ee Wadada Makka Al- Mukarrama.

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Ibraahim Shaawey oo daqiiqado kadib gaaray goobta qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in uu arkay dadka dhintay ee rayidka ahaa, wuxuuna wax laga xumaado ku tilmaamay in la bartilmaameedsado Dadka Rayidka ah.

Rasaas ay qaraxaas kadib fureen Ciidamada Amisom ee ku sugan Wadada Makka Al-Mukarrama ayaa waxay sababtay dhaawac soo gaaray dad ka dhawaa halka qaraxa ka dhacay, kuwaasi oo dhaawacooda loola cararay Isbitaallada Magaalada Muqdisho.

Dhanka kalena, iska hor-imaad ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM4 ayaa wuxuu sababay inay Ciidamada Amisom duqeeyaan Suuqa Bakaaraha, iyadoo duqeyntaasna ay geysatay dhaawac soo gaaray dad ku sugnaa Suuqa Bakaaraha gudahiisa iyo daafahiisa.

Cali Muuse oo ka mid ah samafalayaasha la shaqeeya gaadiidka gargaarka deg dega ah ee Muqdisho ka howlgala aayaa sheegay in ay Suuqa Bakaaraha iyo nawaaxigiisa ka qaadeen dad dhaawacyo kala duwan qaba oo gaaraya 23 ruux, kuwaasi oo 7 ka mid ah ay ahaayeen caruur yar yar oo ay guryahooda ugu tageen madaafiicdii ay Ciidamada Amisom ku duqeeyeen Suuqa Bakaaraha.

Duqeyntan khasaaraha geysatay ee ay Ciidamada Amisom ka geysteen Suuqa Bakaaraha ayaa waxay ku soo beegmeysaa iyadoo Wasiirka Gaashaanshigga Uganda Dr. Crispus Kiyonga uu sheegay in ay Midowga Afrika ka doonayaan 14 Milyan Doollar, taasi oo loogu qiimeynayo hubkii ay ku isticmaaleen Magaalada Muqdisho labadii sano ee aynu ka soo gudubnay.

Haddaba waxaa cajiib ah in Dowladda Uganda ay warsaneyso Midowga Afrika lacag mag-dhow ah oo ay ku rabto hub ay ku isticmaashay Magaalada Muqdisho, kaasi oo qaarkiis la ogyahay in uu galaaftay nolosha dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo aaney jirin cid u doodeysa in mag-dhow laga bixiyo.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 7:28 am
by Diyeeshaha_Tolka
waxaasi waa fulaynimo,,,qof aad kaga adagtahay gacantaada inaad isku qarxiso waxaasi fulaynimo ayey ila muuqataa,,teeda kale maxay ka faa'ideen 15 shacab ah ayaa ku dhimatay,,,alshabaab xisaabtan la'aan ayey hawl iskaga dhaqaaqaan,,kama fikiraan qasare iyo faaido waxay ka helayaan

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 7:34 am
by ahmed_gurey
suicide bombing's is for pussies man, fight face to face. there's 3,000 amisom troops, its not so difficult to overpower them, there in base's for godsake, bomb the shit out of them and take their weapon's

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 7:38 am
by Diyeeshaha_Tolka
sxb mar marbaa ka shakiyaa ujeedada ay alshabaab u dagalamyaan waxay tahay,,,

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 7:41 am
by Addoow
ahmed_gurey wrote:suicide bombing's is for pussies man, fight face to face. there's 3,000 amisom troops, its not so difficult to overpower them, there in base's for godsake, bomb the shit out of them and take their weapon's

this is funny. :lol:

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 8:45 am
by abdi ilyas
killers?

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 8:53 am
by Diyeeshaha_Tolka

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 9:24 am
by Ni Hao
Its all good to feel brave from the comfort of your home as you enjoy the safety and security of the west.

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 9:39 am
by Executive
We need to do something about these Ibnu Xaraam terrorists

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 9:41 am
by Solna__
:lol: :lol: :lol:


Who cares :arrow:

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 9:45 am
by ciyaal_warta
watz wrong wif diz mofakers alshabab is gettin out of mofakin hand man....but lets wait till they say we did ...acuudi billaah

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 10:01 am
by almoha
some other websites are telling that 30 innocent pple died in that bombing.
fuck alshabab after all they never want peace like gacma dheere said waa nooc ama i dil ama aan ku dilo la dhaho alshabaabku-

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 10:30 am
by hilal2020
:shock: :shock:

Fufus aren't worth car-bomb laden with human soul init and all that. They just need couple rounds of mortars and sophisticate organized ambushes to scare them. They won't stay any longer wallahi I'm surprised what happen Alshabab?? Ilahey dadka masakinta haunaxaristo ee an waxbagalabsan.

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 10:36 am
by AhlulbaytSoldier
Xamar should be cleaned from warlords, and these dogs of hellfire. :down:

Re: suicide strike's in mogadishu against AMISOM.

Posted: Sat Jan 24, 2009 10:43 am
by ahmed_gurey
they were improving with all their little clean-up and reconstruction work and now this.....cajiib. :down: