Postby ky2008 » Tue Jan 27, 2009 12:46 pm
I have never accused the Gadabursi clan sodomy.All I said was that they were the victims of SNM Isaqs who sodomised them during the occupation of gABILEY by the SNM .Here below I will paste a duco cermemony which was done by the chieves of the Isaq clan who prayed God to forgive them about the sodomy they did to the Gadabursi males in 1988 when the SNM captured the Gabiley town.
Hargeysa: Xaflad-dhaqameed ilyartu is Qabatay oo Loogu Ducaynayey Suldaanka Guud ee Beesha Gabiley
Hargeysa (Jam)- Xaflad dhaqameedkii ugu ballaadhnaa abid oo loogu ducaynayey suldaanka cusub ee beesha Gabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed, ayaa shalay lagu qabtay hoteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Xafladan oo ahayd qado si wayn loo soo agaasimay, ujeeddadeeduna ahayd duco loo samaynayey Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo dhawaan loo calleemo-saaray Saldanada guud ee beesha degaanka Gobolka Gabiley, ka dib markii aabbihii xilkaa ka geeriyooday bishii December 2008, ayaa waxa lagu martiqaaday in ka badan 400 qof oo isugu jira Madax-dhaqameedyada guud ahaan beelaha Somaliland iyo siyaasiyiin ka socday saddexda xisbi qaran iyo xukuumada. Munaasibadda oo si wayn uga duwannayd xafladaha dhiggeeda ah, isla markaana loo gaaryeelay martiqaad dhaqameed keliya oo arrimo kale ka madaxbannaan, waxa ka qayb galay Madax-dhaqameedyadii ugu tirada badnaa oo ka kala socday dhamaan beelaha kala duwan ee Somaliland ku nool ee abid ku kulma munaasibadahan oo kale, wasiiro tiro badan oo ka tirsan xukuumadda, hoggaamiyeyaasha labada xisbi mucaarid, maamulka iyo madaxda Gobolka Gabiley iyo weliba martisharaf kale.
Xaflad-dhaqameedka loogu ducaynayey Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed oo ah wiil dhallinyaro ah, soona qaban qaabiyeen ganacsatada iyo aqoonyahanka ka soo jeeda degaannada Gobolka Gabiley ee dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ku kala nool, ayaa waxyaabaha ka-qayb galayaasha aad u soo jiitay waxa ka mid ahaa, waa madashii ugu horreysay ee ay ku kulmaan mucaaridka iyo muxaafidka xafiiltanku ka dhexeeyo ee aan lagu soo hadal qaadin arrimo siyaasadeed, loona gaar yeelay duco iyo dardaaran dhaqan oo xubno kooban kalkaa uga jeediyeen, iyadoo madasha martiqaadka qadada fadhiyeen siyaasiyiin wejiyadoodu kala didayeen oo u soo diyaargaroobay inay munaasibadda wadhooda ka ritaan, balse duruufta iyo jewiga xafladdu dibnahooda xidhay. Madaxda siyaasadda ee xafladdaa ka qayb galay waxa ka mid ahaa Guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Eng. Faysal Cali Waraabe, ku-xigeennadooda, Muuse Biixi Cabdi, Aadan Maxamed Mire (Waqaf), Murrashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga UDUB Cabdillaahi Xuseen Iimaan (darawal), Eng. Maxamed Xaashi, Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, wasiiradda arrimaha gudaha, waxbarashada, macdanta iyo biyaha, dib-u-dejinta iyo xubno kale oo tira badan, Hasa yeeshee, X. Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe) oo ka mid ahaa xubnaha kooban ee makarafoonka lagu martiqaaday, ayaa isagu ka cudurdaartay in hadalka loo qaydo, kaas uu sabab uga dhigay inuu yahay qofka ugu da’da weyn ee madasha fadhiyey, isla markaana geyin hadalka loo qiyaaso. “Anigu hadalka la iima qiyaaso ama makarafoonka la iima dhiibo, waayo waxaan ogahay wax badan oo badi xafladda fadhiyaa aanay ogayn, markaa ha I afqabanina” ayuu yidhi X. Cabdi waraabe, waxa kale oo xaajigu ka warramay taariikhdii iyo hab-dhaqankii Saldannada beesha Gobolka Gabiley. X. Cabdi kariim waxa uu si kooban wax uga taataabtay xaaladda dalka iyo xasaasiyadda doorashooyinka soo fool leh xambaarsan yihiin, sidaa darteedna wuxuu hoggaamiyayaasha saddexda xisbi qaran u soo jeediyey in ay u hoggaansamaan natiijo kasta oo ka soo baxda doorashada madaxtooyada ee dhowaan loo tartami doono. Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye iyo Caaqil Cabdi Ciidle Ammaan oo ku hadlayey magaca beesha Gobolka Gabiley ee martiqaadka sameeyey, ayaa iyaguna Suldaanka cusub u jeediyay hadallo isugu jira duco iyo dardaaran qotodheer oo ku wajahan xilka madax-dhaqameed ee loo caleemo saaray iyo waliba masuuliyadda weyn looga baahan yahay inuu dusha u rito, iyagoo dhinaca kalena mahadnaq u jeediyey marti sharafta kala duwan ee ka aqbalay xafladda lagu casuumay.
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed oo xafladda soo gunaanaday ayaa si wayn ugu mahad-celiyay madax-dhaqameedyadda tirada badan iyo madaxda qaranka ee ka soo qayb galay munaasibadda loogu ducaynayey, waxaannu ballanqaaday inuu si daacadnimo ah u gudan doono xilka culus ee loo xambaariyey, isla markaana ka leexan doonin tubtii saldannada ee uu aabbihii ka dhaxlay.
Jamhuuriya Online
Printable version Email this to a friend
--------------------------------------------------------------------------------
--------------------------------------------------------------------------------