Liiska xubnaha isbaheysiga dib u xoreynta uga mid noqonaya xildhibaanada cusub ee baarlamaanka isku dhafka ah
Liiska xubnaha beesha Mudullood
1) Sheekh Shariif Sh. Axmed
2) Sheekh Daahir Maxamuud Geelle
3) Sheekha Bashiir Caddow Calasow
4) Sheekh Xasan Axmed (Dheere)
5) Sheekh Yuusuf Tuur-xume Jimcaale ama C/llaahi Macalin Muqtaar
6) Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
7) Cumar Cali Nuur (Furdug)
8) Max’ed Sheekh Maxamuud C/raxmaan
9) Cali Cumar Geeddi (Cali Garabey)
10)Xasan Axmed Maxamuud (Xasan dheere)
Liiska xubnaha Habar gidir
1) Cabdi Abshir Dhoore
2) Drs. Caasha Xaaji Cilmi
3) Drs. Aamina Siciid Cali (Xorriyo)
4) C/raxmaan C/shakuur Warsame
5) Axmed Macalin Yuusuf
6) Xuseen Cali Calas
7) C/llaahi Naaleeye Xasan
8) Cabdi Maxa’ed Abtidoon
9) C/llaahi Raage Xuseen
10)C/qaadir Macalin Geeddi
11)Daahir Xasan Guutaale
Liiska xubnaha beesha Karanle
1) Sheekh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow
2) Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
3) Sheekh Xassan Macalin
4) C/llaahi Nucmaan
5) Maxamed Nuur Xasan Carab
6) Drs Faadumo Yalaxoow
Liiska beesha Xawaadle
1) Col. Cumar Xaashi Aadan
2) Sheekh C/raxmaan
3) Cabdi Jimcaale Cusmaan
4) Cali Ganeey
5) C/qaadir Xasan Cabdi
Liiska beesha Gaaljecel
1) Sheekh Maxamuud Garweyne
2) Abuukar Xasan Cali
3) Xuseen Nuunow
4) C/qaadir Dhicisow
Liiska beesha Gugundhabe
1) Dr. Max’ed Cali Ibraahiim
2) Dr. Cumar Idiris (Cumar Dhere)
3) C/llaahi Maxamuud Aadan
Liiska beesha Maxamuud Hiraab
1) Axmed Diiriye Max’ed
2) Sheekh Geesey
3) C/llaahi Ciise Abtidoon
Waxaanu ka cudur daaraneynaa in magacyada qaar ay inoo suurta geli weyso inaan helno iyaga oo saddexan, balse liiskan ayaa ah midka sida rasmiga ah ay ugu gudbiyeen isbaheysiga dib u xoreynta xafiiska wakiilka xogahayaha guud ee Q/midobay Axmed Walad Cabdalla, iyadoo daqiiqadihii ugu dambeeyeyna ay xaliyeen buuq ka taagnaa xubno ka mid ah xubnahan oo iyagu ay isku heysteen labo labo xubnood wallow ugu dambeyntii lagu guuleystay in la xaliyo lana gudbiyay.
Garaad Salaad Xirsi
E-mail:
garaadcadde@hotmail.com